Month: February 2021
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Magcaabay Guddida Farsamo Ee Shirka Lagu Xallinayo Khilaafka Doorashada Laysku Khilaafay
Araweelo News Network. Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Magcaabay Guddida Farsamo Ee Shirka Lagu Xallinayo Khilaafka Doorashada Laysku Khilaafay Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudada xilkeedu dhammaaday, ayaa magwacday guddi farsamo oo gogol xaadh u ah shirka gollaha wadatashiga Qaranka. Post Views:
Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Ka Hadashay Saddex Haween Ah Oo Qaarkood Xaamilo Ahaayeen Oo La Dilay
Araweelo News Network. Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Ka Hadashay Saddex Haween Ah Oo Qaarkood Xaamilo Ahaayeen Oo La Dilay Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa ka hadashay saddex Haween ah oo laba ka mid ah ay lahaayeen Uur, kuwaas oo lagu
Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyay Xilliga Uu Qabsanayo Shirkiisa Gollaha Dhexe
Araweelo News Network. #WADDANI Oo Shaaciyay Xilliga Uu Qabsanayo Shirkiisa Gollaha Dhexe Hargeysa(ANN)-Xisbiga mucaaradka ah ee #WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe, sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab oo ah guddoomiyaha gollaha dhexe. Afgaab,
Trump Oo Ka Baxsaday Markii Labaad Maxkamaddayntii Guurtida Ee Dimuqraadiyiinta Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa?
Araweelo News Network. #Trump Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa? “Madaxweynihii hore Trump, ficil ahaan iyo anshax ahaanba wuxuu mas’uul ka yahay, kicinta dhacdooyinka 6-da January,” Mitch McConnell. By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Post Views: 394
Somaliland: Expanding Access to Information, Education and Civic Engagement
Araweelo News Network. The Case for Establishing Community #Radios in @Somaliland Hargeisa (ANN)-Today, 13 February 2021, is the 9th anniversary of World Radio Day, first recognized in 2011 by the United Nations as an International Day. Horizon Institute is
Madaxweynaha Somaliland Iyo Kumanaan Qof Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay
Araweelo News Network. # Somaliland Kumanaan Qof Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabduqadir Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Allah ha u naxariistee
Soomaaliya Oo Ka Hadashay Go’aan Kasoo Baxay Makamadda Caalamiga Ah Oo La Xidhiidha Muranka ka Dhexeeya Kenya Ee Badda
Araweelo News Network #Soomaaliya Oo Ka Hadashay Go’aan Kasoo Baxay Makamadda Caalamiga Ah Oo La Xidhiidha Muranka ka Dhexeeya Kenya Ee Badda Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu dhammaaday, ayaa ka hadashay dacwadda Maxkamadda Caalamiga ah ee ka dhaxaysa Soomaaliya Iyo
Suldaankii Hormoodka U Ahaa Saldanadaha Ugu Facaweyn Geyiga Soomaalida Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Suldaankii Hormoodka U Ahaa Saldanadaha Ugu Facaweyn Geyiga Soomaalida Oo Geeriyooday Hargeysa(ANN)-Allah ha naxariistee waxa maanta Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday , Suldaan Maxamed Suldaan Cabduqaadir oo ka mid ahaa saaliinta ugu tunka weyn madax-dhaqameedka
Somaliland: The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development
Araweelo News Network. #Somaliland: The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development By. Abdirahman Ibrahim Abdilahi Agricultural policy describes a set of policies or laws relating to domestic agriculture and imports of foreign agricultural products. Governments usually implement agricultural policies with the goal