Month: June 2022
Total 71 Posts
Breaking News DJibouti Ethiopia Somalia Somaliland Sudan/ south Sudan Jubba Warar Wararka Somaliland
Caalinkii Weynaa Sh. Cali Warsame Oo Geyiga Soomaalida Iyo Dalalka Gobolka Looga Yimi Si Loogu Gelbiyo Gurigiisa
Araweelo News Network. Burco(ANN)-Maydka Caalinkii weynaa ee Sheekh Cali Warsame Xasan oo ka mid ahaa culimada waaweyn kuwa ugu magaca dheer, isla markaana daaci nolloshiisa u huray faafinta diinta Islaamka oo gobolka Geeska Afrika iyo geyiga Soomaalida aad looga yaqaanay,