Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: October 2024

Total 51 Posts

The results of the Israeli attack on Tehran

Saudi Arabia, Malaysia, Pakistan and others condemned the attack #Araweelo News Network. Tehran (ANN)-Israel announced early Saturday morning that it targeted military sites in Iran, and the attack was carried out by Israeli planes, although it is believed that the

Mawjadihii Midabka Casaanka Ee Is Qabsaday Ceergaabo Ilaa Salal Iyo Sawaxankii Oogta Hore Ee Ururka KAAH

KAAH. Waa Oogta Waaberi, Waa Daad Aan Lamoosi karin,wuxuu kasoo baxay 17ka Degmo Doorasho ee dalka, wuxuu hormood u yahay Isbedelka necebi ma hor joogsan karaan ee Kulmiyoow ee Daadku Yuu idin Qaadin, Guddoomiye Maxamuud Oo Farriimo Cabsi Gelin Ah

Somaliland Wefdi Ka Socda Dalka Denmark Oo La Kulmay Gudidda Doorashooyinka

  #Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyonka Qaranka ayaa maanta xaruntooda Hargeysa ku qaabilay Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen Sonne Andersen oo ay weheliyaan, Madaxa xafiiska Denmark ee Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Mathias Kjaer iyo sarkaal ka tirsan Safaaradda . Qoraal

Somaliland Gudidda Anshaxa Ee Doorashopyinka Oo Soo Saaray Digniino

#Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa Doorashooyinka ayaa soo saaray Digniino cusub oo ku waajahan Olollolaha Doorashooyinka ee galay Khamiistii maanta maalintii Lixaad.   Qoraal kasoo baxay Gudidda Anshaxa ayaa u dhignaa sidan’ –       Post Views: 327

Ethiopia Has Recognized Somaliland?

Does this mean that Somaliland is recognized by Ethiopia? Did Ethiopia recognize Somaliland, answered an interview given by Deutsche Welle in Africa policy,  Senior Diplomat Abdullahi Mohamed Duale   #Araweelo News Network Addis Ababa (ANN)-Somaliland, which is self-governing and part

Somaliland: Gudidda Doorashooyinka Oo Joojiyay Olollaha Degmada Ceel-Afweyn

#Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)-Gudidda Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa go’aan ka soo saaray olollaha degmada Ceel-afweyn ee isu soo baxa, iyagoo go’aankooda ayaa ku taariikhaysan 23 Oct 2024. Go’aanka Gudidda Doorashooyinka Somaliland ee heer Qaran, ayaa u dhignaa

Fariinta Wacyigelinta Anshaxa Doorashooyinka Somaliland Ee Kommishanka

#Araweelo News Network.   Post Views: 504

Maxaa u Qorshaysan Naafadda Dalka, Marka La Gaadho Codaynta Doorashooyinka?

#Araweelo News Network.   Maxaa u Qorshaysan Naafadda Dalka, Marka La Gaadho Codaynta Doorashooyinka? Su’aashaa ayaan halkan kaga jawaabaya, Annigoo ah Aqoonyahan Jaamac Ibraahim Cawad oo ah gudoomiyihii hore ee Ururka naafadda Somaliland, haddana u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka naafadda ah.

Somaliland: Gudidda Doorashooyinka Oo La Kulmay Midawga Yurub Iyo Warbixinta Hawshooda

#Araweelo News Network. Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa la kulmay wefdi ka socda Midawga Yurub, kuwaas oo kulan kula yeeshay Xafiiska Kommishaka Doorashooyinka Qaranka Salaasadii maanta. 22 Oct 2024.   Sida ay shaaciyeen Gudidda Doorashooyinka Somaliland xubnha Midawga

The Recognition of Somaliland-Teachers Association

  #Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-The government of Somaliland has recognized the Somaliland Teachers Association, which has been struggling to get recognition in order tobe achieve its goals. The Minister of Education and Science of the Republic of Somaliland, Dr.