TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Arrimaha Waxbarashadda

Total 31 Posts

Somaliland: Ardayda Dugsiga Nuuradiin Oo Ka Qayb Qaadanaya Dib U Dhiska Dugsiga Kadib Burburkii Soo Gaadhay

Araweelo News Network. “Waxan Saxaynaa khalad qayb naga mid ah samaysay, Si Dugsigayagii noogu Furmo”Arday.   Hargeysa(ANN)-Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyadda Nuuradiin Schools oo ka mid ah kuwa ugu magaca weyn dugisyadda gaarka loo leeyahay ee Somaliland, ayaa ku

Somaliland Guddida Loo Saaray Rabshadihii Dugsiga Nuuradiin Oo Soo Saaray Go’aamo

Araweelo News Network. Waxay Soo Saareen Go’aamo Dhawr Qodob Ah Hargeysa(ANN)- Koox Guddi ah oo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland u xil-saartay inay baadhis dhamays tirsan kusoo sameeyaan xaaladda dhabta ah ee dhacdadii foosha xumayd ee lagu bur-buriyay Dugsiga Sare ee Wiilasha

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Bilawga 32 Dugsi Oo Dalka Laga Hirgelinayo

Araweelo News Network. #Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Bilawga 32 Dugsi Oo Dalka Laga Hirgelinayo Hargeysa(ANN)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa daahfuray dugsiyo uu sheegay in ay wasaarad ahaan dalka ka hirgelinayan dhismayaashooda,

Telesom Oo Xal U Keentay Waxbarashadii Uu Sababay Xannuunka Coronavirus In La Joojiyo

“Maanta waa maalin Taariikhi ah”, Cabdikariin Maxamed Iid “Waxaanu balan-qaadeynaa in wixii loo baahdo ee tiknoolaji ah ama kaabo dhaqaale…” Cabdikariin Maxamed Iid Hargeysa(ANN)-Shirkadda Telesom ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub loogu magac darey TABSERA, kaasi oo ay goobaha waxbarashadu

Halbeegyada Tayada Waxbarashada Dunida Kaalintee Ayaynu Kaga Jiraa?

Somaliland  Tayada Waxbarashada iyo Tayada Barayaasha W/Q. Mustafe Nabadiid: Q/Labaad Manhajka waxbarasho ee waddan leeyahay waa halbeeg kale oo xuddun u ah qiimaynta tayada waxbarashada waddankaas. Manhajka loo dhigo ubadka dugsiyada wax ka barta ayaa qaabeeya mustaqbalka ummada, hab-fikirkeeda,Siyaasadeeda, dhaqaalaheeda,

Halbeegyada Tayada Waxbarashada Dunida Kaalintee Ayaynu Kaga Jiraa?

By. Mustafe Nabadiid Tayada waxbarashada dunida waxa lagu cabbiraa halbeegyo (Standards)  oo adduunyadu isla taqaano, kuwaas oo si fudud loo fahmi karo. haddii aynu si gaar ah u eegno waxbarashada asaasiga ah waxa laga hubiyaa shantan qodob oo lagu qiimeeyaa.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Caydhiyey Shaqaale Dayn Ku Yeeshay Iyo Hanti-dhawrka Iyo Hay’addo Kale Oo Amaro Kasoo Saaray

Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa si adag uga jawaabtay go’aan Komishanka Doorashooyinku Qaranka Somaliland shaqada kaga eryey laba shaqaalaheeda ka mid ah, kuwaas oo sida hay’addu caddaysay qaabka kaliya ee shaqada lagaga saari karayo. Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa 16/09/2017 waxay soo

Sidee luqad ugu baran kartaa maalin walba Saacad?

Barashada luqad cusub ayaa sideedaba ah fikrad laga baqo. Qaar badan oo inaga mid ah waxaa dhib ku noqda kumanaanka eray ee luqaddaasi cusub ay leedahay iyo qaab dhismeedka naxweheeda. Noloshan mashquulka badan iyo shaqada kanshaheedu yar yahay, ayaa caqabad

Somaliland: Agaasimaha Qorshaynta Ee Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sharaxay Qaabka Lagu Xallin Karo Khilaafka Waajibaadka Shaqo Ee Wasaaraddaha

Hargeysa(ANN)-Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland, Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, ayaa ka hadlay qaabka ugu habboon ee lagu xallin karo khilaafka waajibaadka shaqo ee Wasaaraddaha, wuxuuna sharaxay mashruuca shaqo-carbinta iyo siyaasada xukuumadda ee lagu hagayo. Agaasime Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, waxa

Somaliland: Fursado Waxbarasho Oo Muhiim Ah

Fursado Waxbarasho Oo Muhiim Ah Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somalikand. waxay ku wargelinaysaa dhammaan Ardaydayda danaynaysa ee haysta darjada (dhibcaha) ugu sareeya ee Fasalada 8-aad ee dalka in la qaadi doono imtixaankii lagu galayey Dugsiga sare ee SOS (Sheekh),

{ }Smiley face