Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Waxay Baylihisay Hawlihii Qaranka

By.Cabdiraxmaan Cadami 27 Sept. 2015 madaxweynihii jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud wuxuu safar shaqo ugu kicitimay dalalka imaaraadka carabta iyo Jamhuuriyada Ireland markii uu casuumad rasmi ah ka helay. Dhawr maalmood kadib markii uu dhamaaday wada hadaladii uu la

Dib U Milicso Geedkii Xoriyadda Ee halgamayaashii Ay Hormuudka U Ahaayeen Michael Mariamo, Sheekh Darwiish, Dube Cali Yare Iyo Axmed Keyse.

W/Qoray. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa) Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada loo soo maray, sidee shacabkayga loogu beeri karaa geedka wadaniyada ay

FAALLO: Soo dhawayntii Musharax Maxamed Biixi + Sirta Hadalkuu yidhi + Salsalka Muuse Biixi iyo Saadaasha Kulmiye

Qore: Maxamed Cabdilllaahi Waxa maanta oo axad ah taariikhduna tahay 10kii October ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International airport Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo isla markaana ka mid ah musharaxiinta jagada madaxtinimo ee

Sheekadii Dhexmartay Marwooyinka Aamina Weris Iyo Marwo Hudda Barkhad

By. Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Waxay ahayd 27 Sep 2015, markii ay si lama filaan ah ugu kulmeen Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamed Jirde (Aamina Weris) iyo Marwada Madaxweynihii hore ee Somaliland Hudda Barkhad, Madaarka

Ma Gabadha Mise SHabeelka ? By. Maxamed Farax Qoti

Wakhti hore oo la soo dhaafay waxa jiray Boqor ka mid ahaa boqoradii hore ee aduunka ku noolaa uguna awood badanaa, boqorku wuxuu lahaa fikrado badan oo uu ku soo kordhiyey xeerarkii iyo sharciyadii u dajisnayd ee wakhtigaasi la isku

Jawaabtii Nimco Deggan, Waxay Xanbaarsanayd Xikmad Iyo Garasho: By. Cabdimaalik Dalmar

Waxaan halkan doonayaa inaan uga mahad naqo fannaanada NIMCO DEGGAN oo ka mid ah fanaaniinta kasoo jeeda dalkani Somaliland,isla markaana aan ku tilmaami karo,shakhsiyad aad iyo aad u qiimo badan, Xaqiiqadii maaha waxaan sidaas u leeyahay inaan ka helay heesaha

Tuug Salaad Sax Ah: W/Q. Cali Cabdi Coomay

Afarta habeenimo ayuu hurdada ka toosaa, wuxuu tagaa masaajidka si uu u soo tukado salaadu-laylka iyo salaada subax. Weligii muu tukan salad aanu jamac iyo safka hore ee masaajidka ku tukan, sadaqada, sakada , soonka iyo saligu marna kama faaruqaan

Wasiirka Arrimaha Guddaha Waxa Laga Rabbaa Inuu Soo Caddeeyo Eeddaha Loo Xidhay Fannaaniinta Xidigaha: By. Naasir-Gargaar

“Anigoo ah Naasi-Gargaar, waxaan aad iyo aad uga xuamahay, isla markaana aan cambaaraynayaa xadhigga lagula kacay Afar Fannaan oo ka tirsan Fannaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska oo Xukuumadda Somaliland ku xidh-xidhay Axaddii Maanta Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa oo ay

Wajiyaal kala-muuq ah…!!Faallo

Saggootigii Madaxweynaha iyo Salaantii Waji-gabaxa… By: Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Marka la eego xarraarada dhanka loollanka u dhaxaysa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada/ ahna hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, waxa ay

Gorfeynta Buugga “Hagar laawe”

Diiwaanka suugaantii (AHN) Abwaankii Maxamed Xaashi dhamac “Gaarriye.” Taariikhdii la daabacay August, 2013 – Madbacadda daabacday Sagal Jet. “Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim; ma ahi qofkii ugu wanaagsanaa ee gorfeyn lahaa buuggan, way buuxaan dad badan oo iga waayo aragsan,