Share this:

" />
Telesom Dahabshiil
Published On: Fri, Sep 18th, 2015

Gorfeynta Buugga “Hagar laawe”

Abdinasser Ibraahim

Diiwaanka suugaantii (AHN) Abwaankii Maxamed Xaashi dhamac “Gaarriye.” Taariikhdii la daabacay August, 2013 – Madbacadda daabacday Sagal Jet.

“Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim; ma ahi qofkii ugu wanaagsanaa ee gorfeyn lahaa buuggan, way buuxaan dad badan oo iga waayo aragsan, iga na cilmi badan. Gaar ahaanna, aqoonta afka iyo xirfadda qoraalka labadaba. Waxaan se u adkaysan kari waayay gefefka tiro beelka ah ee ku jira buuggan qiimaha badan. Maan arkin wax cudurdaar rasmi ah oo ku qoran buugga ama ba si gaar ah loo soo saaray oo lagaga cudurdaaranayo gefefkan. Qof kasta waa gefaa e ma Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo qoraa weyn oo xushmad iyo karaamo naga mudan oo buugtiisii hore na aannan uga baran gefef noocan oo kale ah, ayaa gefkan masuul ka ah? Mise shirkadda buugga daabacday ee Sagal Jet?”

Muuqaal ahaan buuggu waa mid soo jiidasho leh, Maxamed Xaashi dhamac na, wuxuu ahaa geylame,halgamaa suugaantiisu ku dhisnayd run sheegnimo iyo xaq u dirrirnimo. Daabacaaddii ugu horreysay ee buuggan laga sameeyey, waxa ay ahayd mid dhammaystiran, oo si hagar la’aan ah isha iyo bidhiiqaba looga guray. Hasa yeeshee, waxaad mooddaa in daabacaaddan labaad lagu degdegay. Degdeggaasina wuxuu sababay in buugga gefef badan galaan. Haddaad akhrido hordhaca daabacaaddan, waxaa ku xusan in sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay xuskii maalintii RABBI ha u naxariistee uu Gaarriye geeriyooday lagu beegayo daabacaddan. Waxa ay ila tahay buuggan in aan haba yaraatee “tifaftir” lagu samayn. Gefefka ku jiraa marnaba qaar qarsoomi kara uma eka. Waxa se suuro gal ah, in sidaa lagu sii daayay oo loo badheedhay. Waxaa muuqata in ahmiyadda la siiyey in daabacaaddu ku soo beegmanto sannad guurada.

  1. Qormadan 100 bog ee ugu horreeya buugga gefefka ku jira ayaan ku soo gorfeeyay. Qormooyinka kale ayaan ku eegi doonaa wixii kale ee gef ku jira buugga intiisa kale.

Jaaddadka gefefka buugga ku jiraa waa;

1)Macallin Maxamed Xaashi Dhamac Garriye Ogost, 2013:-halkan waxaa ka muuqda gef dhinaca kal-dhaca hadalka ah, ama waxa afka qalaad loo yaqaan (Tense).

August. 2013. RABBI ha u naxariistee Gaarriye Macallin ma ahayn. Wuxuu ahaa marxuun, lafihiisu xabaal ku jiraan. Sidaa darteed, waxaa ku habboonayd in ay qoraan; Macallinkii Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye. “Raad raac. Jaldiga hore ee buugga.”

2)Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” wuxuu ka mid yahay aqoonyahannadii kaalinta lama -illaawaanka ah ka soo qayb-qaatay hirgalinta,kobcinta,tayaynta iyo qabyo-tirka Af Soomaaliga:- sidoo kale gefka halkan ku jira, wuxu u eg yahay kii aan kor ku soo xusnay ee ahaa “dhinaca kal dhaca.”

Oo noqonaya;

(Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” wuxuu ka mid yahay…) Waxa ay sax ku ahayd “ Maxamed Xaashi Dhamac ‘Gaarriye’ wuxuu ka mid ahaa….”Midda kale ee aan ila qummannayni waxa ay noqotay in qof aqoon yahan ahi adeegsado QABYO TIRKA AF SOOMAALIGA!.

Af Soomaaligu ma qabyo tirna, xataa Ingiriisiga ayaan qabyo tirnayn. Hasa yeeshee, waxa aanan taa qalinka ugu sii adkaynayn waa fikir qof qabo.

Raad raac jaldiga danbe ee buugga,dadkii wax ka yidhi buugga. Gaar ahaanna, Saleebaan Cumer ku joog, aqoonyahan London.

3)Sida horeyba loo xusay, suugaanta Soomaaliyeed waxa ay keydisaa sooyaalka tariikhda Soomaaliyeed. In kasta oo uu soo raagay, misna diwaanka mansoyinka Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” wuxuu si weyn o cilmiyaysan ugu qayb-qaadanaya keydinta tariikhda qowmiyadda Soomaalida wixi la so dersay qarnigii hore ee tegay iyo kan hataan aynu ku jirno intaba:- Gefkani wuu ka geddisan yahay labadii hore, waxaanu u badan yahay dhinaca higgaadda, sidaa darteed, halkiisa ayaan ku sunti doonaa gefka. Raad raac jaldiga danbe ee buugga dadkii wax ka yidhi buugga.Gaar ahaanna, Cabdisalaan Ciise Salwe, Thames Valley University, London.

4)Gaarriye waa hal-abuur maskaxdiisa maala oo ay suugantiisu mataaneysay murti iyo maad. Waa macalin waayo arag ah, bulshay ah, waana geesi aan garta la gabban:- Gefkani wuxuu iskugu jiraa mid dhinaca Naxwaha ah iyo mid dhinaca higgaadda ah. Waxii dhinaca higgaadda ah halkooda ayaan ku sunti doonaa, bal aynu eegno kuwa dhinaca Naxwaha ah.

Gaarriye waa hal- abuur; waxa ay sax ku tahay;Gaarriye wuxuu ahaa hal-abuur.

Maskaxdiisa maala; waxa ay sax ku tahay; Maskaxdiisa maali jiray.

Waana Geesi. Waxa ay sax ku tahay; wuxuu ahaa geesi. Raad raac jaldiga danbe ee buugga dadkii wax ka yidhi buugga.Gaar ahaanna, Yuusuf Garaad Cumer.

Intaa haddii aan ku soo dhaafno gefefka dhinaca jaldiga buugga ka soo bildhaamayay, bal aan gudaha u sii galno. Gefefkani inta badan waxa ay ku jiraan hordhaca loo sameeyay maansooyinka. Waana gefef ka dhashay isku xidhiidhin laba eray iyo wixii ka badan sifo aan waafaqsanayn xeerka qoraalka.

1.Waxakorisay,Raad raac. Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 2aad.

2.MagaalooyinkaHargeysa iyo Sheekh. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 4aad.

3.Dhammaystaywaxbarashadiisa.Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 5aad.

4.Waxa loo magacaabayguddoomiyahaWaaxda. Raad raac.bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 13aad.

5.Shaqaynayayilaa 1982. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 16aad.

6.Miisaankamaansada. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 17aad.

7.Dhismahamaansada. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 19aad.

8.Waxaanuu. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 19aad.

9.Xilsaarrayderey-bixinta. Raad raac. Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 2aad.

10.Layidhaahdo eed hooyo. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 6aad.

11.Abwaannadiiugu waaweynaa. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 7aad.

12.Noqotayee.Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 8aad.

13.Xiisahabadnayd. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 9aad.

14.Filaninaanuu. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 10aad.

15.Jirtayin. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 13aad.

16.CaddeeHa. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska 20aad.

17.Allaale. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 3aad.

18.Ciddiigacan. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 3aad.

19.Gaar ahaannaSoomaalida. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 4aad.

20.Weynaaee. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 7aad.

21.Iisuuro-geliyey. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 8aad.

22.Dhiirigelintiiaan.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 13aad.

23.AxmedMuuse.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 12aad.

24.Ayaangurigiisa. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 13aad.

25.Waxaisaguna.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 15aad.

26.U ridataydaabaciddii buugan. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 19aad.

27.Igunadhiirri-gelinayey.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska 25aad.

28.Mahadnaqabuugga. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, Hordhac, meeriska 2aad.

29.Aqoonyahannokale. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, Hordhac, meeriska 4aad.

30.Sidiimaansada. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, Hordhac, meeriska 5aad.

31.Nasiibdarrose. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska 8aad.

32.Suurtogalin.Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska 9aad.

33.Qabyotirmo. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska 9 aad.

34.Sababtadiiwaankan. Raad raac.Bogga 14aad, cutubka 1aad, meeriska 4aad.

35.Daabacacaaddii2aad. Raad raac.Bogga 15aad, cutubka 1aad, meeriska 12aad.

36.Gurigaugii. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska 26aad.

37.aanCeel-gaabta.Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska 2aad. Maansada kabo-caseeye.

38.Shaxaadayaayaa. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad meeriska 3aad. Maansada kabo-caseeye.

39.Waxaanhalacsaday. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska 4aad. Maansada kabo-caseeye.

40.Kubbaddamalaaseen. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska 9aad. Maansada kabo-caseeye.

41.Lagubixiyey. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska 11aad. Maansada kabo-caseeye.

42.Siaanay.Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska 12aad. Maansada Kabo-caseeye.

43.CidhibtirkaSuuqa. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska 3aad. Maansada Hashii Cosob..

44.Waxaysuuqa. Raad raac.Bogga 44aad, cutubka 2aad, meeriska 9aad. Maansada Hashii Cosob.

45.Waxabilaabmay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 2aad. Maansada Qiyaame.

46.1978fashilmay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 3aad. Maansada Qiyaame.

47.Luugubadheedhay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 10aad. Maansada Qiyaame.

48.Xaalkuhagaagsanaa. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 19aad. Maansada Qiyaame.

49.Waxaanaydadku. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 21aad. Maansada Qiyaame.

50.Toobaddanalama. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 25aad. Maansada Qiyaame.

51.Dulucdeedutahay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 26aad. Maansada Qiyaame.

52.Qabankarayaa.Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska 28aad. Maansada Qiyaame.

53.Wuxujeclaystay.Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska 5aad. Maansada Gashi.

54.eeHargeysa. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska 6aad. Maansada Gashi.

55.Codsadaywasiirkii. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska 8aad. Maansada Gashi.

56.Cadhadiirabay.Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska 13aad. Maansada Gashi.

57.Ballanqaadayin. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska 15aad. Maansada Gashi.

58.FalanqeeyeyIntii. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska 22aad. Maansada Gashi.

59.Dibuxoreynta. Raad raac.Bogga 53aad, cutubka 2aad, meeriska 4aad. Maansada Ha caddaado warkeennu.

60.Caddaynaynayaa. Raad raac.Bogga 53aad, cutubka 2aad, meeriska 8aad. Maansada Ha caddaado warkeennu.

61.Imminkadaa. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska 2aad. Maansada Run.

62.Haddanalaga. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska 2aad. Maansada Run

63.Boqollaalbaa. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska 3aad. Maansada Run

64.Inayrunta. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska 4aad. Maansada Run.

65.Maansadanunaiyada. Raad raac.Bogga 58aad, cutubka 2aad, meeriska 1aad. Maansada Run.

66.Markaannuiska. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska 2aad. Maansada Ergo.

67.MagaalooyinkaBerbera. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 3aad, meeriska 8aad. Maansada Ergo.

68.Faraxsanguulaha. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska 4aad. Maansada Ergo.

69.Dagaallosokeeye. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska 6aad. Maansada Ergo.

70.XigtayBerbera. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska 7aad. Maansada Ergo.

71.Dhexjoogay. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska 15aad. Maansada Ergo.

72.Wakhtigaasdagaalku. Raad raac.Bogga 80aad, cutubka 4aad, meeriska 8aad. Maansada Daba-taxan.

73.AfricadaGalbeed. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska 1aad. Maansada Daba-taxan.

74.Ayaadagaalkii. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska 2aad. Maansada Daba-taxan.

75.Loogadigayey. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska 4aad. Maansada Daba-taxan.

76.Tixdanhoose. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska 8aad. Maansada Daba-taxan.

77.Wuxuubilaabay. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska 8aad. Maansada Daba-taxan.

78.Dabbaaldeggii. Raad raac.Bogga 97aad, cutubka 2aad, meeriska 1aad. Maansada Sidaasaa la ahaa.

79.Sannadguuradii. Raad raac.Bogga 97aad, cutubka 2aad, meeriska 2aad. Sidaasaa la ahaa.

80.Iyobilowgiiburburka. Raad raac.Bogga 97aad, cutubka 2aad, meeriska 7aad. Maansada Sidaasaa la ahaa.

81.XabbaddiiWaqooyiga. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska 1aad. Maansada Keena- diid.

82.Inuumucaaridka. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska 6aad. Maansada Keena-diid.

83.Carrigawada. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska 5aad. Maansada Keena-diid.

84.Waxadulucdeedu. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska 8aad. Maansada Keena-diid.

85.Dib-u-heshiisiinah. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 2aad, meeriska 9aad. Maansada Keena-diid.

la soco…….

Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim

Mardahumanrights@gmail.com>

Smiley face

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Advertisement

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp