Category: Warar
Guddoomiyihii WADDANI Ee Saaxil Sheekh Saleebaan Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Arrimaha Loo Cuskaday Xadhigiisa
Berbera(ANN)-Gudoomiyihii Xisbiga WADADNI ee gobolka Saaxil Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa xabsiga loo taxaabay, waxaana lagu macneeyay xadhigiisa in meherad ganacsi oo uu ku leeyahay magaalada Berbera lagu arkay Badeecad dhacday oo lagu iibinayo. Xadhiga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, ee Saaxil,
Xukuumadda Soomaaliya Oo Meel Marisay Qorshaha Siyaasaddo Cusub
Muqdisho(ANN)-Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay qorshaha qaran ee Siyaasadda Istaraatiijiyadda cusub ee ku waajahan isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda, kadib markii Wasaaradda Boosaha, isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda usoo gubisay Siyaasad cusub. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay
Muxuu Daarnaa Kulanka Madaxweynaha Iyo Shir-gudoonka Labada Gole Baarlamaan
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan xafiiskiisa kula qaatay xubnihii hore ee komishanka doorashooyinka qaranka oo muddo-xileedkoodu dhammaanayo 29-11-2019. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland, kulankaa waxa madaxweynaha ku wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda
Somaliland: Saraakiisha Xisbiga WADDANI Iyo Nin Mudadii Uu Xidhnaa Loo Bixiyay Naanays Oo Xabsiga Laga Soo Daayay
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xoriyadooda u celisay Af-hayeenka DDANI, Barkhad Jaamac Batuun iyo Xoghayihii Xisbigaa, Khadar Xuseen Cabd, kuwaas oo muddo ku dhow laba todobaad ku jiray Xabsiga Mandheera, kadib markii 17 Nov, 2019, xabsiga loo taxaabay. Afhayeenka xabsiga WADDANI, Barkhad
Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Koox U Dhalatay Dalka Imaaraadka Carabta
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xabsiga dhigtay koox u dhalatay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo laga qabtay Madaarka Hargeysa xilli ay doonayeen inay ka dhoofaan halkaa, si ay dalkooda ugu laabtaan. Kooxda u dhashay dalka Imaaraadka Carbata oo muddo ku sugnaa
Guddoomiyaha Dallada Ururada Aan Dawliga Ahayn Ee SONSAF Oo Ku Tilmaamay Muddo Kordhinta Mid Niyad-jab Ku Ah Bulshada
Hargeysa(ANN)-Dallada SONSAF, ee midaysa Ururada Bulshada Rayidka ah ee aan dawliga ahayn, ayaa canbaaraysay dariiqa golaha guurtidu u mareen muddo kordhinta labada sananood ee ay qalinka ku duugeen. Guddoomiyaha SONSAF, Anwar Abdirahman Warsame oo ka hadlaya arrimahaa, ayaa sheegay in
Somaliland: Maxkadda Sare Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaarisay Lixda Xubnood Ee Komishanka Iyo Xiisadaha Ka Alloosan
Warbixin by Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa dhaarta ku waajibtay ee Dastuuriga ah marisay Lix xubnood oo ka mid ah Todobada xubnood ee Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ka
Asxaabta Qaranka Somaliland Oo Mawaaqif Kala Fog Ka Istaagay Muddo Kordhinta
Hargeysa(ANN)-Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE iyo Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland UCID, iyo WADDANI, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay muddo kordhinta saaka golaha guurtidu ugu duugay golaha wakiiladda, taas oo muddo xileedkoda loogu kordhiyay inay laba sannadood oo danbe sii
Muddo Kordhinta Markii Lixaad Guurtidu Ku Duugtay Iyo Dhawaaqa Mucaaradka Somaliland
Hargeysa(ANN)-Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhi ay saaka isugu yimaadeen ku meelariyay muddo kordhin laba sannadood ah oo loogu duugay golaha Wakiiladda Somaliland, taas oo noqonaysa in golaha guurtiduna hal sanno ka danbeeyo mudadaa golaha wakiiladda. Muddo kordhinta ayaa oo noqonay
Guddoomiyaha UCID, Oo Sheegay In Madaxweyne Biixi Dhegaha Ka Furaystay Ergadooda Kadibna Iska Wareejiyeen Hawshaa
Hargeysa(ANN)- Guddomiyaha Xisbiga Mucaardka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dayriyay in hawshii ay ku jireen ee dhexdhexaadinta khilaafka ka dhashay Komishanka Doorashooyinka ay dhanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland la socon waayeen. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, oo maanta la