Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6800 Posts

Muwaadin Ka Mid Ah Macalimiinta Jaamacaddaha Dalka Somaliland Oo Maxkamadi Xukun Ku Riday

Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Xukun Xadhig ah ku ridday Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) oo ka mid ahaa Macalimiinta wax ka dhiga Jaamacaddaha Dalka Somaliland. Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) ayaa Maxkamaddu ku xukuntay laba sanadood iyo Lix Bilood oo xadhiga ah,

Somaliland: Xukuumadda Oo Xaalad Deg-deg ah(State of Emergency) Kusoo Rogtay Gobolka Sanaag Iyo Labada Gole Oo Kulan Deg-deg Ah Loogu Yeedhay

Hargeysa(ANN)- Somaliland: Xukuumadda Oo Xaalad Deg-deg ah(State of Emergency) Kusoo Rogtay Gobolka Sanaag Iyo Labada Gole Oo Kulan Deg-deg Ah Loogu Yeedhay noqnoqdeen. Sidaana, waxa  lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda oo lagu shaaciyay xeerka xaalada deg-dega ah ee

Somaliland: Madaxtooyadda Oo Ka Hadashay Laba Sarkaal Oo Lagu Dilay Duleedka Yagoori Ee Gobolka Sool

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadda qaranka oo lagu dilay meel u dhow deegaanka Yagoori ee gobolka Sool. Sida lagu sheegay dhanbal tacsi ah oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda u diray

Siyaasiga Ismaaciil Buubaa Oo Dalka Qadar Kula Kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Kana Hadlay Arrimo Baddan

Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu magaca dheer Soomaalida, isla markana ka mid ah hoggaanka xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka hadlay kulan uu magaalada Doha ee dalka Qatar kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Somaliland: Garsoorayaal La Bedelay Iyo Guddoomiyihii Maxkamadda Hargeysa Oo Sheegay Inuu Is Casilay

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa  sheegay inuu xilkii ay hayeen ka bedelay guddoomiyihii maxkamadda gobalka Maroodi-Jeex Axmed Dalmar iyo guddoomiyihii maxkamadda degmada Hargeysa Cabdirashiid Beer-geel. Sidaana waxa  lagu sheegay qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Maxamadda

“Waxa La Hayaa Guddoomiyiha Komishanka Oo Ilma Yar U Fududaynaya Sidii Uu U Codayn Lahaa,” Xoghayaha WADDANI

London(ANN) Xoghayaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI  Md Khadar Xuseen Cabdi (Looge) ayaa sheegay in eedaha xisbigu u jeediyay Guddida Doorashooyinka Qaranka ay yihiin kuwo loo hayo dalliillo cad-cad, islamarkaana ay waajib tahay in la kala diro Komishanka. Xisbiga Mucaaradka

Haweenayda Muranku Ka Dhexeeyo Madaxweyne Trump Marwo Ilhaan Cumar Oo Ka Dhiidhiday Dagaalka Ay Yemen Ka Wadaan Dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadku

Washington(ANN)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada Aqalka Koongareeska Mareykanka  ee Xisbiga Dumuqraadiaga, ayaa sheegtay in xaaladda guracan ee ay ku nool yihiin dadka Yemen ay ka dhalatay faragelinta ba’an ee ay dalkaasi ku hayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka, qasabna

#Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Kulamo Muhiim ah Turkiga kula yeeshay Masuuliyiin sare

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, oo magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku sugan, ayaa kulamo muhiim ah la yeeshay Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda iyo Hay’adaha Khayriga ah ee Turkiga, kuwaas oo ay ka

#Somaliland: BASHAIER PLAZA: Huteel Casri Ah Oo Laga Furay Masallaha Hargeysa, Adeegyo Uu Soo Kordhiyay Iyo Ballanqaadka Bulshada

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, ayaa xadhigga ka jaray Huteel casri ah oo magiciisa la yidhaahdo BASHAIER PLAZA, kaas oo laga furay Xaafadda Masallaha ee Koonfurta magaalada Hargeysa. Munaasibad loo sameeyey furitaanka Huteelkan casriga ah, ayaa khamiistii maanta lagu qabtay xarunta

Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Gollaha Wasiiradda?

Hargeysa(ANN)-Kal-fadhigii 33-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25/04/2019, warbiximo lagaga dhegeystay wasiirrada