Araweelo News Network.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey 2016.
Muwaadin Kommiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore.
Sidoo Kale Kommiishanka doorashooyinka qaranku waxa uu kugu wargelinayaa inuu u sameyn doono degmo-doorasho bedel, dadkii ka soo guurey deegaanadoodii hore.
Fariinta Wacyigelinta Kommiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ka timi oo shebekaddaha Araweelo News Netwrok idiin soo gudbinay halkan kaga bogo oo Daawo.




You must be logged in to post a comment.