Araweelo News Network

Assalamu Calykum

Diinta Islaamku waa diinta rajada. Diinteena qofku si kasta oo u albaabka rajada kama xirto. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waa qiso ku raja galinaysa qof kasta oo xaqa Allah garan waayay. Fadlan daawo siina gudbi hadaad awoodo.