“Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka jeediyay Khudbad uu ku beegay munaasibada lagu soo afjaray colaadda muddada dheer ka taagnayd degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Waxaan bogaadinayaa Garashada, Lexejeclada, iyo ehelnimada ay waayeelka iyo sama-taliska Bulshadu
Somaliland: Dhamaan Nootaayooyinka Ayaa Lagu Wargeliyay Inay Dabakhaan Nidaamka Casriga Ee Cashuur Bixinta
“Dhammaan Kala Wareejinta Iyo Iibka Nootaayooyinka haddii aan la dabakhin wuxuu noqonayaa mid aan sharci ahayn,” Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horrumarinta Somaliland ayaa soo saartay qaab casri ah oo ah nidaamka is-wada oo muwaadiniinta u fududaynaya inay
The individual in question is the Defense Minister of Villa-Somalia
Araweelo News Network Associated Online Agencies The individual in question is the Defense Minister of Villa-Somalia, who, just a week ago, was widely regarded as the least competent Foreign Minister. His tenure has been marked by a blatant disregard for
Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Soo Waajahay Dhaqanka Bulshada Ee Dalawga Kasii Dhacaya
” Dhaqankeennu waa dhaqan caan ku ah sharaf dhowrasho, anshax wanaag, iyo aqoon aad u qotadheer,” Madaxwey e Cabdiraxmaan Cirro Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN) -Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka hadlay marxaladda xilligan ee