Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Markii taladi waddanku gacanta ay u gashay sida ay wararku madaxtooyadda ka imanayaan cid aan dhaamin ayaa uu wddanki halka uu maraya ee maanta aynu aragnaa.

Waxaan argnaa shacabki somaliland oo la’a Madaxwayne SILAANYO madaxwaynhii ay doorteen meel uu jaan iyo cidhib dhigay, ma hadlo wax kasta oo dhacaaya dhamaan hantidi qaranka muranka ka taagan waddanka qaska kamu hadlin?!!,dadku waxay is weedinayaan taladii ma waxay u gashay koox dalkan inta u hadhay manafacsada?! Waxaso dhan waxa shacabka kaga daran madaxwayne aan meel uu ku sugan yahay lahayn. Hadaba mee madaxwayne SILAANYO? Waxan argana guud ahaan xaalada wdaanka oo cakiran xaraashka la hubin Madaxwayne SILAANYO .waa hubaal waa jooga waana noolyahay lkn wax talo ah kuma laha maanta waayo kamu hadlin boobka maalin walba dalkan lagu hayo.waxana xaqiiqo in koox maamusho taladii iyo hab maamuleedka dalkan oo loo dooran, Shacabkna samirka badan ee somalailnd ee ay nasiib daradu ku dhacaday waxa ay ka xunyihiin inuu madaxwayne SILAANYO taladii gacatiisii ka baxday ,taas oo ah mid subaxanalle ah .Waddanku waxa uu u baahan yahay madaxwayne karti iyo dhaq dhaqaaqi kara oo dhamaan hawlaha waddanka ka war haya. Waxaana kooxda la sheego ee taladii dalka la wareegay aan leeyahay waddankan ragbaa dhiiga u shubay ee idinku waxaad meel kaga dhacdeen sharafti karaamadi iyo qiimihi madaxwaynaha somaliland oo aad magaciisa intaad ku adeegateen waddanka dhax dhigteen qabayaalad uguna darteen boob hantidda umada ah tii xukuumada tii caawimadda ba!. waad xayo dhigteen run ahaanti balse waxan idinka ciil la’ahay in laydinla xisaab tami doono maalin aan ogahay, Waxaan odhal lahaa labada sane ee ku heshayn xaraanta intaad boobi kartaan booba laakin muddu kordhin danbe waa riyo aad ku riyoonaysaa ee albaabaha laabtay amba waa kacdoon london loo wada carararyo!.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com