XOGTA DAHSOON

Ubaxii u Ekaaday Aadamaha & Xayawaanka: Daawo Husein Kurdi iyo Xogta Dahsoon

ubaxiinoqdayKoonkan aynu ku noolnahay waxaa ka jira deegaano badan oo leh muuqaalo dabiici ah sida buuraha, harooyinka, geedaha iyo qaar kale oo badan oo muuqaalkoodu u eg yahay ka aadamaha, iyadoo ubaxa loo aqoonsan yahay inuu ugu horeeyo unugyada quruxda u yeela deegaanka, waan amid ka mid ah kuwa ugu quruxda badan makhluuqaadka deegaanka, iyagoo aanay waxweyn ku kala bedelnayn ubaxyada ama flower-ka ka baxa dacalada dunida, inkastoo ay jiraan kuwo ka duwan oo soo shabbaha muuqaalada basharka aadamaha iyo weliba xayawaanaadka. Iyadoo u ekaanshahaasi dhaliyey la yaab iyo fajaciso ku timaadda in badan oo dadka dunida ka mid ah.

Riix halkan