TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Tag: #Ceergaabo

Total 4 Posts

Xisbiga WADDANI Muxuu Kaga Jawaabay Muddaharaadyada Dhaliyay Khasaaraha Iyo Waxa U Qorshaysan

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Xisbiga WADDANI ee u taagan doorashada Madaxtooyadda, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay muddaharaadyada ay maanta isugu soo baxeen magaalooyinka Somaliland. Laxidhiidha: Muddaharaadyada Mucaaradka Oo Gilgilay Jawiga Magaalooyinka Waaweyn Muddaharaadyada ayuu sheegay

#Somalia: #Ra’iisal Wasaare #Rooble Oo La Kulmay #Guddida Xaqiijinta Guddiyada #Doorashooyinka Oo Kala Dhantaalan

“Araweelo News Network.”   Hargeysa(ANN)-#Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka #Soomaaliya, Maxamed Xuseen #Rooble, ayaa kulan la yeeshay “#Guddida Xaqiijinta” Xubnaha “#Guddiyada Doorashooyinka“, kuwaas oo kadib markii uu ka dhegeystay warbixin la xidhiidha hawlaha loo igmaday  uu ku bogaadiyey shaqada sida wanaagsan

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ?

نتيجة اجتماع مغلق بين الرئيس فارماجو ورئيس جوبالاند أحمد مادوبي Araweelo News Network   Dhuusamareeb(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaaalka ah ee Soomalaiya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhusamareeb, ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland, Axmed Maxamed

Congresswoman Omar Turns her Back on Somaliland Sovereignty, Has Eyes Only for Her Somalia

Edwin Haroldson: SomTribune Israel was the first country to recognize Somaliland’s independence from the United Kingdom. Minnesota(ANN)-Democratic Minnesota Rep. Ilhan Omar gave a shout-out to the land of her birth, Somalia, in honor of its Independence Day. “Happy Independence Day

{ }Smiley face