Category: Warar
Liiska Xilalka Xukuumadda Somaliland Ee Qabyada Ahaa oo La Magcaabay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa soo saartay liiska xilalka qabyada ka ahaa xukuumaddiisa lix bilood kaddib, waxaana maanta oo ay taariikhdu tahay 17.06.2025 soo saaray 24 Wareegto
Puntland: Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Siyaasadda Soomaaliya Ee Laascaanood Iyo Qalalaasaha Qorshaha Xasan Sheekh
Araweelo News Network Associated Online Agencies Garoowe(ANN)- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Deni oo ka hadlay sababta kooxda ajaanibka ka dagaalamay Buuralayda Cal-miskaad, mawqifkiisa qalalaasaha siyaasadda Somalia iyo weliba arrimo kale oo saamayn ku leh marxalada siyaasadda Soomaaliya xilligan maray.
Israel Oo Ku Waaberiisatay weerarro Ka Yaabiyay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Tel Aviv ((ANN)-Iiraan ayaa si toos ah u bilawday weerarada ay gantaalada ku beegsanay badhtamaha iyo waqooyiga Israa’iil ka dib markii milatariga Israel ay xaqiijiyeen inay fuliyeen weeraro dhowr jeer oo ka dhan
Hargeysa, Berbera iyo Burco Oo Hoygiisa rasmiga ah u sagootiyay maareeye ku xigeenkii hore ee Dekedda Berbera
Araweelo News Network Associated Online Agencies Burco (ANN)- Boqolaal qof oo ka mid ah shacabka magaalioyinka Burco. Hargeysa iyo Berbera oo ay ku jiraan masuuliyiin xilal qaran haya, xildhibaano, siyaasiyiin, mashaayiikh, madaxdhaqameed iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa Magaalada Burco
Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Horyaal Iyo Waxa Loo Baahanyahay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Sidee Buu Madaxweyne Cirro U Tafsiiray Safarkiisa Nairobi Iyo Socdaaladii Dublamaasiyadeed Ee Gobolka? Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayay ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Kenya, ayaa
Toos U Daawo Xaflada Nairobi Ee Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdigiisa
Araweelo_News_Network Associated Online Agencies Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Follow us or Like on Facebook@AraweeloNews Follow us on Twitter@Araweelonews Follow us on /instagram@araweelonews Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews Follow us on
Madaxweynaha Kenya William Ruto Oo Qasrigiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland
Araweelo_News_Network Associated Online Agencies Nairobi (ANN)-Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto ayaa Qasrigiisa madaxtooyadda ku Qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro ) iyo wefdigiisa oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya. War-saxaafadeed kooban oo Afhayeenka Madaxweynaha
Somaliland; Maxaa kasoo baxay shirka Gollaha wasiirada Ee Madaxweyne ku xigeenku Godoominayay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa(ANN)- Fadhigii Shirka Gollaha Wasiirada Somaliland ee 21-aad ee shir-gudoominayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Ajendaha Fadhigii 21-aad ee
Somaliland: Madaxweynaha Oo Khudbad Quluubta Bulshada Isu Soo Jiiday Ka Jeediyay Fagaaraha Kahyriyada Xuska 18 May Oo 192 Dal Loo Diray Qoraalo
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), oo maant kumanaan ka mid ah bulshada Somaliland kala qaybgalay fagaaraha khayriyada magaalada Hargeysa xuska sannad-guurada 34 ee 18 May oo si weyn looga xusay guud
Muuqaalka Ciidanka Qaranka Ee Kala Duwan Oo Gaardis Ku Maraya Fagaaraha Xuska 18May
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Ciidamada kala duwan qaranka Somaliland ayaa gaardis ku maray fagaaraha khayriyada xuska munaasibada 34aad ee 18May oo maanta si weyn looga xusay geyiga Somaliland. Follow us or Like on Facebook@AraweeloNews Follow us