Araweelo News Network

Cabdixakiim Maxamed Sheekh (Cabdixakiim Jamhuuriya)

Hargeysa(ANN)-Cabdixakiim Maxamed Sheekh (Cabdixakiim Jamhuuriya) oo ah suxufi Madaxbanaan, isla markaana Ka faallooda Arrimaha Siyaasada iyo dhaqaalaha, ayaa Ka hadlay Barnaamijka kasoo Kabashada Abaaraha ee Somaliland, Xaalada Shuban-biyoodka Ka Jira Dalka iyo saamaynta siyaasadeed ee Arrimaha Doorashooyinka dalk Britain saamaynta Dhaqaalaha Iyo Siyaasaded ee ay ku yeelanayaan dalkaa Iyo dunida kaleba.

Cabdixakiim Maxamed Sheekh, wuxuu Arrimahaa ku faaqiday Barnaamijka Naqaysiga Wararka ee Telefishanka Star Tv ee Uu daadihiyo Suxufiga Maxamed Baashe Xaaji Xasan.

Halkan Ka Daawo.