Hargeysa(ANN)-145 dhalinyaro ah oo ka qaybeglaya wejigii labaad ee Barnaamijka shaqa-qaran uga qaybgelya Gobolka Maroodi-jeex, ayaa saaka u anbabaxay deegaanka Darar-weyne ee Carbiska, kuwaas oo saakala ka boqoolay magaalada Hargeysa.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Muuqaalkan ka daawo.


