Araweelo News Network

Dr. Xuseen Cabdullaahi Bulxan

Hargeysa(ANN)-Dr.  Xuseen Cabdullaahi Bulxan, ayaa si kulul u dhaliilay dhawaaq kasoo yeedhay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo la xidhiidhay aqoonsiga Somaliland.

Dr. Xuseen Cabdullaahi Bulxan wuxuu sheegay in Samatar uu muddo dheer hormood u ahaa Dadka aqoonsiga Somaliland kasoo hor Jeeday.

Halkan Ka Daawo Dr. Bulxan oo Ka hadlaya Arrimahaa Iyo kuwo kale.