Hargeysa(ANN)-Guddida Heer qaran ee ka hor-tagga Caabuqa Covid-19, ayaa ka hadlay xaaladda xilligan iyo wararkii u danbeeyay si ay bulshada ula socodo siiyaan, waxaana warbaahinta la hadlay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici, isla markaana ah guddoomiyaha guddida heer qaran.


Madaxweyne ku xigeenka oo ka waramay halka xaaladdu marayso, ayaa sidoo kale sheegay in la diray qalab shaybaadh ah.


Warkaa oo dhamaystiran halkan ka dhegeyso.