Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Kumanaan taageeraasyaha Xisbiga KULMIYE, ayaa saaka Isugu soo baxay Fagaaraha Khayriyada Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, halkaas oo subaxnimadii hore ay hadheeyeen sawaxanka Iyo dhawaaqyada taageerayaasha oo wata calamo Iyo istiikaro ay ku sawiran yihiin labada murrashax ee Muuse Biixi Cabdi Iyo madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Salylici, kuwaas isaga soo baxay daafaha magaalada.

Murrashaxa Madaxweynaha ee KUMIYE, Muuse Biixi Cabdi Iyo Masuuliyiin kale oo kula hadlay taageerayaasha isugu  tegey Beerta Xoriyada.

 

Guddoomiyaha KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad taariikhi ah ka jeediyay Fagaaraha Khayriyada Hargeysa halkan Ka Daawo.