Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa la kulmay murrashaxiinta saddexda ee u tartamaya xilka Madaxweynaha doorashadda loo dareerayo saacadaha fooda inagu soo haya.

Halkan Ka Daawo waxyaabaha lagaga hadlay kulankaa oo ka dhacay maanta Xarunta Komishanka Qaranka.