Araweelo News Network

Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre

Mogadishu(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Somalia Xassan Cali Kheyre, ayaa si rasmi ah ugu Dhawaaqay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 26 wasiir iyo R/wasaare ku xigeen.

Sidaana waxa lagaga dhawaaqay munaasabad lagu qabtay maanta madaxtooyada Villa Somalia.

Halkan Ka akhriso Liiska magacyada Golaha wasiirrada.