Araweelo News Network

Cabdala Sandheere

Hargeysa(ANN)- Maayarkii hore ee magaalada Berbera Cabdala Sandheere, ayaa shaaciyay in uu rasmi ah isaga casilay Xisbiga KULMIYE.

Xildhibaan Cabdala oo Ka mid xubnaha golaha deegaanka ee Berbera, ma Sheegin sababta uu isaga casilay xiligan Xisbiga KULMIYE, balse waxa uu warbaahinta u sheegay in uu ku biiri doono xisbiga Mucaaradka ee WADDANI.

Sidoo kale uu sababta is casilaadiisa kaga hadli doono xaflada loo qabanayo ku biiristiisa WADAANI.

Halkan Ka Daawo Xildhibaan Cabdala Sandheere.