Hargeysa(ANN)- Madaxtooyadda Somaliland ayaa ka hadashay xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed (Dhakool) iyo sida uu uga hadlay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).

Af-hayeenka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Warsame Jaamaca, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in guddoomiyaha WADDANI, uu taageero Xildhibaan maalinta Qaranimada Somaliland ku sheegay maalin madaw.

Af-hayeenka Madaxtooyadda oo arrimahaa ka hadlaya halkan ka Daawo.