Araweelo News Network
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa subaxnimada hore ee saaka khudbad-sannadeedkiisa 2017 ka horjeedinaya fadhi wadajir ah oo labada gole ee Guurtida iyo Wakiilladu ku yeesheen caasimadda Hargeysa.
Halkan Toos Uga Daawo khudbada Madaxweynaha ee fadhiga Labada gole




You must be logged in to post a comment.