Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdii, ayaa khudbad uu ka jeediyay shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, kaga hadlay arrimo la xidhiidha horrumarka geedi-socodka dumuqraadiyadda, guulaha xisbiga KULMIYE, muadadii uu talada dalka hayay iyo arrimaha qaranka Somaliland ee dhanka horrumarka.

Sidoo kale, Madaxweyne Biixi wuxuu khudbadiisa kusoo qaaday doorka Haweenka iyo halka ay ku danbaysay Kootadii loo qorsheeyay, isagoo dhinaca kalena ka hadlay dhibaatooyinka aafada qabyaalada, qaadka iyo arrimo kale.

Khudbada Madaxweynaha oo dhamaystiran halkan ka Daawo