Araweelo News Network

aasqaranmarxuumcasayr
Hargeysa (ANN)Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada Berbera aas qaran loogu aasay Marxuum Gaashanle Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud [Casayr] oo Salaasadii lasoo dhaafay dabley hubaysani ku dishay deegaan ku yaalla gobolka Saaxiil.

Aaska Marxuumka, waxaa ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Hoggaamiyayaasha Xisbiyada Qaranka, siyaasiyiin, salaadiin, Culmaa’udiin iyo kumanaan shacbi ah oo qaarkood isaga yimaadeen gobolada Somaliland.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Aaska Qaran ee loo sameeyay Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud (Casayr).

Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 659107347