Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa  safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Ethiopiaa, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland , Dr Sacad Cali Shire oo safarka ku weheliyay Madaxweynaha.

waxa kale oo safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed.

Halkan Ka Daawo: