Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha  Xisbiga KULMIYE, ayaa soo gunnaanaday shirkii lixaad ee golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo 26 Febeury 2019 lagu soo gebagebeeyay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Muuqaal Barnaamij laga diyaariyay shirka iyo qaabkii uu u qabsoomay iyo doorashadii Hoggaanka Golaha Dhexe ee lagu doortay shirka oo dhamaystiran halkan ka Daawo.