Araweelo News Network
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Hargeysa(ANN)-Shirkadda Telesom, ayaa ka hadashay sida ay diyaarka ugu tahay kor u qaadista qiimaha lacagta Somaliland ee Shillinka.
Sidoo kale, waxay ka hadhay xiliga uu istaagayo Isticmaalka adeega 886 ee Isku bedelka, iyadoo shirkadu fulinaysa go’aan kii xukuumadda Somaliland.
Agaasimaha Waaxda Xidhiidhka Iyo Horumarinta Bulshada ee shirkadda Telesom Cabdiwaah Maax Maxamuud, ayaa ka hadlay arrimahaa Iyo kuwo kale.
Halkan ka Daawo:




You must be logged in to post a comment.