Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-#Somaliland Warbixin Lagu Axadhay Qaabka Loo Maamulo Dhaqaallaha Dalka Iyo Maaraynta Dakhli Maaliyadeedka 2017-2022.

Alt:Araweelo News
Muuqaalka Dhismaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Image Araweelo News Network. 4 March 2022.

Warbixinta, ayaa lagu faaqiday qaab sharciyeedka dhismaha Wasaaradda Maaliyadda oo qaranka Somaliland masuul uga ah maamulka iyo maaraynta dalkhliga kasoo xerooda illaha dhaqaalaha dalka iyo qaabka loo maamulayo.

Sidoo kale, warbixinta, ayaa lagu axadhay dakhilga miisaayinayda dalka ee laga soo bilaabo 2017 ilaa 2022 oo ah sannadka lagu jiro xilligan.

Muuqaalkan Ka Daawo;

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com