Araweelo News Network

Guddoomiyaha Komishanka Cabduqaadir Iiman

Hargeysa(ANN)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay sida ay u socoto codbixinta doorashadda Madaxtooyadda oo gabaabsi ku dhow, kadib markii inta badan dadka doonaya in ay codkooda dhiibtaan oo saaka waaberigii iska xaadiyayay goobaha ay u suurta gashay inay codkooda si nabadgelyo ah u dhiibtaan.

Halkan ka Daawo Komishanka oo ka hadlaya jawida codbixinta.