Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Komishanka Qaranka Somaliland, ayaa ku amray shirkaddaha Isgaadhsiinta in xayiraad la saaro dhammaan barraha Bulshadu ku xidhiidho ee Social Media, kuwaas oo komishanku sheegeen in ay xidhnaanayaan ilaa inta natiijada dooradhadda lagu dhawaaqayo.

Xubnaha Komishanka Qaranka oo arrimahaa iyo kuwo kale oo la xidhiidha hawlaha doorashadda ka hadlaya, halkan ka Daawo.