Araweelo News Network

Saleebaan Koore

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa uga digay Booyadaha Biyaha u dhaamiya Magaalada Caasimada ah ee Hargeysa, inay Baliyada xareeda roobku gashay uga soo dhaamiyaan dadweynaha, wuxuuna sheegay in talllaabo laga qaadayo Booyadaha ku dhaqma falalkaa.

Wasiir Saleebaan Cali Koore oo ka hadlaya arrinataa halakan ka daawo.