Araweelo News Network
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Hargeysa(ANN)-Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo guriyaynta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qanbi, ayaa ka hadlay safar uu kaga soo laabtay Magaalada Buuhoodle.
Wasiir Qanbi, waxa uu warbixin ka bixiyay waxyaabaha uu kusoo arkay Iyo duruufaha Ka Jira deegaankaa oo si ballaadhan loogu soo dhoweeyay.
Halkan Ka Daawo.




You must be logged in to post a comment.