Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ugu baaqay mucaaradka in aanay dadka u sheegin dhawaaqyo dhiillo xanbaarsan oo aan ahayn wax jira, isla markaana aan xaqiiqda ku dhisnayn.

Maxamuud Xaashi Wasiirka Madaxtooyadda, waxa kale oo uu ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo doorka Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Halkan ka Daawo.