safiirkaiyo madaxweynesilanyoHargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wakiilka Dawlada Maraykanka u fadhiya Kenya, isla markaan ah ergayga u qaabilsan Maraykanka Somaliland iyo Soomaaliya, Mr. Brain H. Phipps.
kulankawefdigabritainiyo madaxweyaha
Kulankaa oo ay Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Maaliyada, wasiirka Gaashaandhiga, wasiirka waxbarashadda, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta, wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda iyo Xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha, ayaa ahaa mid albaabada loo xidhay oo aanay saxaafadu goob ka ahayn, balse markii uu dhamaaday, waxa wadajir warbaahinta ula hadlay Wasiirka Madaxtooyada iyo Wakiilka weftiga hogaaminayey Ambassador Brain H. Phipps.
safiirka iyo xirsi

Halkan Ka Dhegayso hadalka labada Masuul Riix.


Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews