Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa jawaab ka bixiyay dhawaaq kasoo yeedhay Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, kaasoo ay ku sheegeen in Heshiiska Saldhiga Berbera ee Xukuumadda Somaliland bixisay dawladda Soomaaliya la weydiistay.

Dr. Sacad Cali Shire, wuxuu sidaa ku sheegay Waraysi uu siiyay Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo barnaamij soo saare ka ah Telefishanka STAR TV.
oo ka hadlya , wuxuu yidhi, “Saldhiga Berbera Waxa Na waydistay Boqorka Imaraadka ”

Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, waxa kale oo uu ka hadlay aragtiyaha dhaleecaynta ah ee ka hor yimi mashruuca heshiiskaa iyo arrimo kale.

Waraysiiga oo dhinacyo badan leh Halakan ka Daawo.