Hargeysa(ANN)-Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Cabdirashiid Ducaale Qanbi, ayaa ka hadlay tirada guryaha Dawladda ee aan hore ugu diiwaan gashanayn  Iyo dhulka danta Guud ee ay Ilaa hada diiwaan geliyeen.

Wasiir Cabdirashiid Qanbi, wuxuu sidaa kaga war bixiyay, mar uu maanta hor te gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland, kuwaas oo warbixin arrintaa la xidhiidha ka dhegeystay Wasiirka.

 

 

Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo ka hadlaya arrimahaa.