Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

Dalalka Xulufada Sucuudiga Oo Safiiradii Iran Ka Eryay Dalalkooda

Araweelo News Network Abu Dhabia(ANN) dalalka Imaaraadka Carabta, Sudan iyo Baxrayn oo xulafo la ah dalka Sucuudiga, ayaa caydhiyay safaaradihii dalka Iran ka joogayay dalalkooda. kadib markii Dalka Sucuudigu xidhiidhka u jaray dalka Iran, isla markaana ku amray inay 48

Laba Ka Mid Ah Tobanka Hoggaamiye Ee Ugu Aqoonta Hooseeya Waddamada Qaarada Afrika

Araweelo News Network Qormada 3aad Madaxweynaha Dalka Eriteria Isaias Afwerki iyo Denis Sassou-Nguesso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Congo Mr. Isaias Afwerki waa Madaxweynihii ugu horreeyey ee ka taliya dalka Eritariya (Eritrea). Waxa uu shahaadadiisa u horraysay ee dibloomada (diploma) ee dugsiga sare

The United States is shutting down its drone operation in southern Ethiopia

Araweelo News Network Arba Minch-Ethiopia(ANN)The US military has been using a base in Arba Minch, some 400km (250 miles) south of the capital, Addis Ababa, to launch the remotely-piloted aircraft since 2011. At the time the US told the BBC

Inside The Tiny Police State With Seven Armies

Araweelo News Network Forces from America, Japan, France, Germany, Italy—and soon, even China—are crammed into the dirt-poor Djibouti. Good luck asking the locals if they like all the attention The Daily Best, BY TIM MAK There’s a smell of sewage

Sucuudiga Oo Saacado U Qabtay Safaaradda Iran Inay Dalkiisa kaga Baxdo Kadib Xiisada Labada Dhinac

Araweelo News Network Riyadh(ANN)Dawlada Sucuudiga, ayaa saacado kooban u qabatay Safaaradda Dalka Iran ku leeyahay Riyath I nay kagabaxdo 48 saacadood. Kadib xiisad ka dhalatay dilka Sheekh Nibri Al Nimri oo ahaa wadaad haystay mad’habta shicada oo caan ka ahaa

Xukuumadda Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Dalka Imaaraadka Ugu Qaaday Xaaji Cabdikariim Xuseen

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa dalka Imaaraadka ugu qaaday xaalad caafimaad Xaaji Cabdikariim Xuseen oo caan ku ah (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah Odayaasha ugu magaca weyn golaha guurtida Somaliland. sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay Qasriga

Somaliland: Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Oo La Mudeeyay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa soo saara Digreeto uu ku cayimay xiliga Diiwaangelinta codbixiyayaasha laga bilaabayo dalka. Sidaana waxa lagu shegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo uu ku saxeexnaa Afhayernka Madaxtooyadda Xuseen Dayr.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Xilal I yo Isku Bedel Xayndaabka Qadriga Madaxtooyadda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3758/012016 uu ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada iyo Ku xigeenkiisa. Halka Taliyihii hore iyo Taliye ku xigeenkiisiina la bedelay. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:

Magacyada 47 Culimo Ay Ka Mid Yihiin Kuwo Caan Ah Oo Xukuumada Sucuudigu Deldeshay Iyo Dhawaaqyo Hanjaab Ah Oo Lagaga Jawaabay

Riyadh(ANN)Xukuumadda Boqortooyadda Sucuudiga ayaa fulsiay deldelaad 47 xubnood oo ay ku jiraan Wadaado caan ah, kuwaas oo Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowladda Sacuudiga ku dhawaaqday inay Xukun dil ah ay ku fulisay maanta 47-kaa qof oo muddo dhowr sanadood ah

Qormo Muhiim ah: Sigaarku waa Dilaa Halis ah

Qaybtii 3aad, By. Sulaymaan Axmed Yuusuf Maxaa kuugu kaalmayn kara inaad sigaarka katagto 1) In aad Allaah talo saarato 2) Go’aan adag inaad ka qaadato 3) Inad soo yareysid cabbistiisa ama hal mar aad joojisid 4) Saaxiibadaa iyo dadka kale