Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2016

Total 101 Posts

Guddoomiyaha KULMIYE oo Ugu Baaqay Beesha Caalamka in ay Qadariyaan Xaqa aayo-ka-tashiga shacabka Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay qadariyaan xaqa iyo xusuuqda aayo-ka-tashiga ee ay leeyihiin dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan

Sababaha Keena Burburka Qoyska iyo Cawaaqibka ka Dhasha

Warbixin Ururka Haweenka WORDA kaga hadlay dhibaatooyinka qoysaska iyo lammaanaha is fura Shaqaaqooyinka lammaanaha waxa lagu qiimeeyaa hadba sida ay wax u dhaceen iyo goobta uu ka dhacay, shaqaaqooyinka ka dhex dhaca qoysaskuna waa ka mid dhacdooyinka tacadi ee dhaca.

Haweenay uu Qabo in Badhasaab ah oo Mudalabnimo ku Shaqaysata

Araweelo News Network Haweenay uu qabo Badhasaabka Gobolka Maine oo ka mid ah dalka Maraykanka Mr. Paul Legape, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga, ayaa mudalabnimo kaga shaqaysata hudheel cuntada laga cuno oo ku yaal gobolka odaygeedu xukumo. Ninkan Badhasaabka ah oo

Xukuumadda Somalia Oo Sheegtay In Masuuliyiin Ka Tirsanaa Golaha Wasiiradda Lagu Dilay Weerrarkii Huteelka Naasa-hablood

Araweelo News Network Mogadisho(ANN)Xukuumadda Somalia, ayaa sheegtay in weerrarkii Huteelka Naasa-hablood ee magaalada Muqdisho lagu dilay saraakiil ka tirsan Xukuumadda. War rasmi ah oo kasoo baxay wasaarada arrimaha Dibbada dowladda Federaalka ee Somalia ayaa lagu xaqiijiyay in mas’uul katirsanaa golaha

Raysal Wasaaraha Britain David Cameron Oo Ku Dhawaaqay Inuu Is Casilayo Kadib Natiijada Dadkiisu Kaga Baxeen Midawga Yurub

Araweelo News Network Britain(ANN)Raysal Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub. Mr Cameron ayaa go’aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street

Britain Oo Shaacisay in aannu Macno Buuran Yeelanayn Aqoonsi ay Kelidood Siiyaan Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (Jam)- Dawladda Ingiriiska, ayaa shaacisay in aqoonsi ay kelidood siiyaan Somaliland aanay soo kordhinayn macno buuran, balse ay si dhow ula socdaan mowqifka Midowga Afrika ka qaato qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland. Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiya magaalada

Guddiga Ictiraaf-raadinta Somaliland oo Kulamo la Yeeshay Baarlamanka Dalka Sweden

Araweelo News Network Stockholm (ANN)Guddiga ictiraaf-raadinta Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Sweden, ayaa kulamo la yeeshay xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dalkaasi shalay si loo sii wado dadaallada lagu doonayo in aqoonsi loogu helo madaxbanaanida Somaliland. Xubnaha guddiga ictiraaf-raadinka Somaliland oo uu

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Lagu Eedeeyey inay iibisay Dhul Hore loo la Siiyey Hay’adda WFP

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddida Horumarinta ee AFGARAD ee degmada Axmed-dhagax, ayaa dawladda hoose ee Hargeysa ku eedeeyay inay nin ganacsade ah ka iibisay dhul dan guud ahaa oo uu maayarkii hore ee Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir siiyay hay’adda

Qormo Muhiim ah: Nafaqaynta Garaadka iyo Kobcinta Maskaxda Ubadkeenna

Qormo Muhiim ah: Nafaqaynta Garaadka iyo Kobcinta Maskaxda Ubadkeenna Qoraa: Axmedyaasiin Sheekh Cumar Axmed Furre Waqtiga is-gurayaa hal lagu daro mooyee, hal laga gooyo ma leh, anna laba daran mid dooraa isku kay barbaryaal, in aan hoos u guuxo iyo

Qoyskiisa oo Moodayey inay Meydkiisa Aaseen Afar Sanno ka Hor ayuu Kadinka ka soo Galay

Araweelo News Network Nin da’da dhexe ah oo u dhashay dalka Shiinaha, kaasoo lagu dhawaaqay inuu dhintay afar sanno ka hor, qoyskiisuna u haysteen inay maydkiisa ay gubeen amma ay astureen, ayaa isagoo nool ku noqday gurigooda oo ku yaal