Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

Hoggaamiyayaasha Siyaasada Somaliland Oo Xal U Waayay Qaabkii Doorashooyin Xor Ah Dalka Uga Qabsoomi Lahaayeen Fadeexada Iyo Khiyaamada Huursanayd Ee Hada U Muuqatay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley seddexda hoggaamiye ee axsaabta qaranka oo ay wehelinayaan gudoomiyeyaasha Akaademiga Nabadda iyo Horumarka

Diyaarad Laga Lahaa Dalka Emiraatka Oo Ku Bur-Burtay Garoonka Diyaaraddaha Ee Dubai

Araweelo News Network Dubai(ANN)Diyaarad ay lahaydh shirkadda Diyaaraddaha ee Emirates airline ayaa ku dhacday garoonka caalamiga ah ee Dubia xili doonaysay inay ku degto halkaa, diyaaradaa ayaa dab weyn ka kacay ka hor intii aanay fadhiisan dhabaha diyaaraddaha ee Dubai.

Mudaharaadyada Dalka Ethiopia, Saamaynta Ay Yeelan Karaan Iyo Sababaha Lala Xidhiidhiyay: Warbixin Carraale M Jama

Mudaharaadyada Dalka Ethiopia, Saamaynta Ay Yeelan Karaan Iyo Sababaha Lala Xidhiidhiyay: Warbixin Carraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Adis-ababa(ANN)Mudaharaadyo rabshado wata oo maalmahan ka dhacayay deegaamo kala duwan oo dalka Ethiopia, ayaa yeeshay muuqaal ka duwan kuwii

Carruur Hindisay Qorshe Khalkhaliya Duuliyeyaasha Diyaarado si Joogto ah u Duqeeya Magaaladooda

Araweelo News Network Aleppo (ANN) Carruurta ku nool magaalada Aleppo ee dalka Suuriya, ayaa sameeyey qorshe ay ku yool-habaabiyaan duuliyeyaasha diyaaradaha duqaymaha dhinaca cirka ah ka fuliya magaaladaas maalin walba, iyadoo ubadka yaryar dareemeen haliska gantaaluhu ku hayaan nolosha bulshada

Xisbiga WADDANI oo Muddeeyey Waqtiga uu Qabsoomayo Shirkiisa Golaha Dhexe

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Waqtiga uu qabsoomayo shirka Golaha Dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay, iyadoo shirkaas lagu dooran doono murrashaxiinta jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka uga qaybgeli doona doorashada Madaxtooyada ee u

Muuse Biixi oo Shaaciyey Xog Qarsoonayd oo Sababtay in Xisbiyadu Xallin Kari Waayaan Saami-qaybsiga Golaha Wakiillada

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi,ayaa si rasmi ah u caddeeyey sababtii xudunta ahayn in hoggaanka saddexda xisbi qaran xallin kari waayaan khilaafka ka taagan saami-qaybsiga Golaha Wakiillada. Md.

Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay in aanay Jirin Cadaawad iyo Cago-juglayn Lagu Hayo Gobolka Saaxil

Araweelo News Network Berbera(ANN)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa caddaysay in aanay jirin wax cadaawad, cabudhin iyo cago-juglayn ah oo ay ka wado degaannada Gobolka Saaxil, balse lagu hawlan yahay sidii loo maalgelin lahaa dekedda Berbera, loogana dhigi lahaa mid casri ah.

Somaliland: Dahabshiil gives boost to Dhumay mediation initiative

Araweelo News Network Laascaanood(ANN)Khadar Ali Jama, CEO of Dahabshiil Group, Sool, disclosed that the companies would partially ease the expensive burden of the pacification process underway in Dhumay of Sool to contain the costly hostilities which recently claimed more than

‘Waannu Idinku soo Soconnaa si aannu idiinku Khaarajinno Guryihiinna Dhexdooda’Hanjabaada ISIS Ee Ku Waajahan Madaxweyne Putin

Araweelo News Network Moscow (ANN) Ururka la baxay Dawladda Islaamiga ah ee Suuriya iyo Ciraaq (ISIS/Daacish), ayaa farriin hanjabaad ah u diray Madaxweynaha Ruushka iyo dadweynaha dalkiisa, kuwaasoo sheegay in bartilmaameedkoodu yahay sidii ay weerarro khasaare gaysta uga fulin lahaayeen

‘Ilmo ayuu ugu Mahadnaqay!’ Qallinka: Faysal Xiis

‘Ilmo ayuu ugu Mahadnaqay!’ Qallinka: Faysal Xiis Weerar (Afgaab) Waa habeen ka duwan habeenno badan oo farxadeed. Waa habeen aan la hilmaami karin waa habeen jawigu wacan yahay oo cirku huwaday daruurta RABBI ku gedaamay, waanna habeen ay laydh macaan