Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

Somaliland: Ganacsiga Nooca Dharka Ee Shiidka Dumarku Xidhtaan Iyo Haweenka Ka Ganacsada

By. Hamda Yuusuf Adem Tan iyo intii wadanka lagusoo noqday waxaa si tartiib-tartiib u soo kobcayay ganacsiga iyo baayacmushtarka, oo door muhiima ka qaatay dib u dhiska wadanka iyo koboca dhaqaalaha, gaar ahaana waxaa si wayn u hanaqaaday ganacsiyadda yar-yar

Safaaraddaha Dalalka Somaliland Iyo Taiwan Ee Imaaraadka Carabta Oo Kala Gudoomay Deeq Agab Camputero Ah

Araweelo News Network Dubai(ANN)Safaaradda Somaliland ay ku leedahay Imaaraadka Carabta ayaa xafiiskeeda Dubai ku qaabishay Safiirka Dalka Taiwan u fadhiya Imaaraadka Carabta, iyadoo uu qaabiley wakiilka Somaliland ee Imaaraadku, Amb Baashe Cawil Cumar oo ka gudoomay Agab Kumbiyuutaro (Computers) ah

Yemen missiles hit facilities of Saudi oil giant Aramco

Araweelo News Network Jizan(ANN)Yemeni forces have fired ballistic missiles at the facilities belonging to the Saudi state oil giant Aramco in the kingdom’s southwest. The retaliatory attack took place on Friday, hitting targets in Saudi Arabia’s Jizan region and causing

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Beeniyay In Kooxda Khaatumo Weerrareen Goobo Diiwaangelinta Gobolka Sool Ka Tirsan

Araweelo News Network Laascaanood(ANN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) oo socdaal ku jooga gobolka Sool ee diiwaangelintu ka socoto, ayaa beeniyay warar sheegayay in Kooxda Khaatumo arbushtay goob ka mid ah goobaha Diiwaangelinta ka socota halkaa. https://youtu.be/2qJGy531MFg

Al-shabaab Oo Sheegatay Weerrarkii Liido Ee Dhiigu Ku Daatay Iyo Maraykanka Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)A lshabaab ayaa sheegatay weerrar qaraxyo iyo rasaasayn wada socda oo xalay caweyskii lala beegsaday Huteel kuwa lagu caweeyo ah oo ku yaal Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab

‘Marka la Tartamo Dawladda Dhisanta ayey Dadku Wada Leeyihiin oo Way u Wada Dhexaysaa’ Muuse Biixi

Araweelo News Network Oodweyne (ANN)- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay loollanka iyo tartanka dhexmara xisbiyada qaranka ka soo dhex baxdo dawlad la wada leeyahay oo si siman ugu wada shaqaysa bulshada

WADDANI oo Sababeeyey Dib-u-dhac ku Yimmi Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaca ka qaaday in dib-u-dhac ku yimmi waqtigii hore loogu qoondeeyey qabsoomidda shirka golaha dhexe ee xisbigaas oo ku beegnayd 1-da bisha October 2016. Xoghayaha Guud ee WADDANI Md.

Somaliland: Reer Oodweyne oo Roog-cas iyo Taageero Ballaadhan ku Qaabilay Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE

Araweelo News Network Oodweyne (ANN)- Dadweynaha Gobolka Daad-madheedh ee bariga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa taageero aad u ballaadhan oo aan loo kala hadhin iyo roog-cas ku qaabilay Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo Xaqiijiyey in Malaayiin Doollar Baankiisa Laga Xaday

Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Bashiir Ciise Cali, ayaa xaqiijiyey in baankiisa laga xaday lacag lacag dhan $5,30,000 (shan boqol iyo soddon kun) doollarka Mareykanka ah oo dawladdu lahayd. Dr. Bashiir u warramay warbaahinta

Casriga Adduunka: Shirkad soo Saartay Gaadiid Bilaa Darawaliin ah oo loogu Talogalay Dadka Rakaabka ah

Araweelo News Network Gaadhigii ugu horreeyey ee aan darawal wadin, ayaa lagu sameeyey dalka Singapore ee qaaradda Aasiya si uu u soo qaado rakaabka, ugana mid noqdo gaadiidka dadweynaha, kaasoo shaqadiisii ugu horreeyey bilaabay Khamiistii shalay. Gaadhigan waxa awood u