Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2016

Total 148 Posts

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Digniin u Diray Dadka Aflagaadeeya Hay’addaha Garsoorka

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, ahna Guddoomiyaha Guddida Caddaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ku hanjabay in sharciga lala tiigsan doono cid kasta oo aflagaadaysa hay’adaha garsoorka ee dalka. Garyaqaan Aadan, ayaa qoraal uu

Jidka Berbera ilaa Wajaale oo la Dhammaystirayo ka Hor Hawlgalka Shirkadda DP World

Araweelo News Network Addis Ababa (ANN) Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya, ayaa isla qaatay in dhismaha jidka isku xidha Berbera ilaa Wajaale (Berbera Corridor) la dhammaystiro ka hor inta aanay shirkadda DP World si rasmi ah u bilaabin shaqadeeda lagu maalgelinayo

Sheekh Aadan-siiro Oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka, Digreetadii Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Doorashooyinka iyo khilaafka Woqooyiga Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-siiro), ayaa khudbad uu ka jeediyay garoonka kubbadda cagta ee xaafadda Xawaadle ee magaalada Hargeysa kadib salaaddii ciidda kaga hadlay doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo Madaxweyne Siilaanyo qabsoomidooda kala qaaday

Madaxweyne Siilaanyo Oo Fariimo Aan Looga Barran Munaasibada Ciidal Adxa u Kala Diray Hay’addaha Amaanka Iyo Qaybaha Kale Ee Bulshada

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa munaasibada Ciidal Adxa fariimo aan looga barran munaasibadaha noocan oo kale ah u kala diray Hay’addaha dawlada iyo qaybaha Bulshada. Dhanbaal Madaxweyne Siialanyo ugu talagalay munaasibada Ciidal Adxa, isla markaana ka

Halayaabin Haweenay Sida Ragga Gadh leh oo Lagu Daray Buugga Dhacdooyinka Adduunka

Araweelo News Network London(ANN)Haweenay gadhka ku leh timo kuwa ragga oo kale ah, ayaa si rasmi ah ugu biirtay buugga dhacdooyinka adduunka (Guinness World Records) oo lagu kaydiyo waxyaabaha cajiibka ah ee soo jiita indhaha caalamka. Gabadhan oo lagu magacaabo

Facebook oo Luqado Badan Afrika Oo Lagaga Hadlo kusoo Kordhiyey Isticmaalkiisa

Araweelo News Network Aasaasaha shirkadda Facebook Mr. Mark Zuckerberg, ayaa sheegay in luqado badan oo Afrika lagaga hado lagu soo kordhin doono baraha bulshada, gaar ahaan bartiisa si loogu fududeeyo dadka Afrikaanka ah in ay isticmaali karaan mareegaha internetka ee

Saddexda Xisbi Qaran Oo Mowaaqif Kala Duwan Ku Qaabilay Go’aanka Lagu Kala Qaaday Labada Doorasho Ee Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Saddexda xisbi Qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland ee xisbiga Muxaafidka KULMIYE iyo labada Xisbi ee mumeteliinta mucaardka UCID iyo WADDDANI, ayaa mowaaqif kaal duwan ka istaagay n go’aanka Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka soo saaray kala qaadista labada

Jawaabtii Madaxtooyada iyo jiibtii Faysal! Qalinka: Maxamed Haaruun

• Dusduskiyo khiyaamadu. • Haday dunida ceeb tahay. • Noo dabeecad weeyaan. (Gaariye) Wax loo shan tiriyo ba, shalay baa warkii yimid. Doorashadii baarlamaanku wakhtigii la isku ogaa ma ku dhacayso, wakhti cusub na looma qabanin. Warkan oo madaxtooyada ka

Madaxweyne Siilaanyo Wuxuu Muujiyay Fulaynimo Siyaasadeed.By, Drs Hoodo Yusuf

Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo ayaa muujiyay fulaynimo siyaasadeed markii uu ka maagay inuu go’aan ka qaato saami-qaybsiga Golaha Wakiiladda. Xukuumadda Kulmiye oo xukunka haysay muddo dhan lix sano & saddex bilood ,ayaa ku fashilantay inay ku dhiirato qabashada doorashada

Dabinka Siyaasadeed Ee Dawlada Djibouti Ka Wado Somaliland

By. Porf. Mohamaed Ahmed Farah (Jaafaa) Ka dib, markii xukuumaddii Daahir Riyaale Kaahin ay magacowday Gobalka Salal, waxa isbedel xoog leh laga dareemay Dawladda Djibouti isbedel jawigeeda siyaasadeed ee ay daneynayso Dhulka Somaliland gaar ahaan gobolka Salal aadna wey usoo