Month: September 2016
Wefti Madaxweynaha Somaliland Hoggaaminayo oo Safar ugu Baxay Dalalka Imaaraadka iyo Ingiriiska
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa safar shaqo ugu baxay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska fiidnimadii xalay. Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Mr. Xuseen
‘Doorasho ayeynu ku Jirnaa, Doorashadu waa inay Wanaag iyo Midnimo inoo Horseedaa, Haddaynu Doorashadii…’ Guddoomiyaha KULMIYE
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku baaqay in doorashadu noqoto mid wanaag iyo midnimo u horseeda dalka Somaliland, si taasi loo helana laga ilaaliyo qabyaaladda. Guddoomiye Muuse Biixi oo khudbad ka
‘KULMIYE Waxaannu Leenahay Beesha Caalamka Aad Ha ugu Fogaanina’ Guddoomiyaha WADDANI oo farriin u diray qaadhaan-bixiyeyaasha Somaliland ka caawiya arrimaha doorashooyinka
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE waqtigii uu mucaaridka ahaa aad u jeclaa beesha caalamka, laakiin uu hadda nacay. Guddoomiye
Shiinaha Oo Samaystay Qalab U Sahlaya Inuu Baadho Noollayaasha Hawada Sare
Araweelo News Network Dawladda Shiinaha, ayaa samaysatay soo dhawaysada ugu ballaadhan adduunka (Space Telescope) oo ay ugu talogashay in ay ku baadho in nooleyaal kale ku nool yahay hawada sare. Soo dhawaysadan $180 milyan oo doollar ku baxday waxay awood
Cabsi Laga Qabo in la Dawayn Kari Waayo Cudurrada Qaaxada, Jabtida iyo Kuwa Bakteeriyada ka Dhasha
Araweelo News Network Hoggaamiyayaasha caalamka ayaa toddobaadkan isugu iman doona shir markii ugu horraysay lagaga hadli doono dawooyinka lagu daweeyo cudurrada qaaxada, jabtida iyo kuwa kale ee bakteeriyadu keento oo laga cabsi qabo in dawadu waxba ka tari waydo. Kulankan
“Waxaanu Nahay Ummad Gob Ah Oo Aan Abaal-dhaca Aqoon” Madaxweyne Siilaanyo Oo Fariin u Diray Dalalka Taageera Dumuqraadiyada Iyo Doorashooyinka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in ay bulshada Somaliland tahay Ummad gob ah oo aan aqoon abaal-dhaca. Madaxweyne Siilaanyo wuxuu hadalkaa oo ahaa fariin ku socota dalalka saaxiibka la ah Somaliland ee taageera geedi socodka dumuqraadiyada
Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Hoggamiyayaasha Axsaabta Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Komishanku Kusoo Gunnaanadeen Diiwaangelintii Socotay Lixda Bilood
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay. Madaxweynaha oo halkaasi khudbad ka jeediyey waxa ka mid ahaa
Qoraa Aflagaadeeyey Diinta Iyo Caqiidada Suuban Ee Islaamka Oo Lagu Dilay Dalka Urdun
Araweelo News Network Oman(ANN)Qoraa Carbeed oo Kiristaan ah, isla markaama hore u aflegaadeeyey diinta iyo caqiidada suubban ee islaamka, ayaa toogasho lagu khaarajiyey magaalada Cammaan ee caasimadda dalka Urdun. Nahiid Xataar oo ahaa qoraa iyo saxafi falanqeeya arrimaha siyaasadda, da’diisuna
Baydhabo: Dagaal Khasaare Badan Dhaliyey Oo Al-shabaab iyo Maamulka Koonfur-galbeed ku Dhexmaray Degaanka iidaale
Araweelo News Network Baydhabo(ANN)Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, tiro ka badan intaasna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidammada maamul-goboleedka Soomaaliya ee Koonfur-galbeed iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray degaanka Iidaale ee Gobolka Bay. Dagaalkan ayaa qarxay, kaddib markii
‘Ma Jirto Cid Bani’aadam ah oo i Dili Kartaa ilaa Ajashaydu ka Dhammaanayso’ Hoggaamiyaha Ururka Boko Haram
Araweelo News Network Abuja(ANN)Hoggaamiyaha Ururka Boko Haram ee ka dagaalama galbeedka Afrika Sheekh Abubakar Shekau, ayaa shaaciyey inuu nool yahay, kadib markii millatariga Nigeria hore u sheegeen inuu ku dhintay weerar dhinaca cirka ah oo ay ku qaadeen saraakiil uu