Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2018

Total 173 Posts

Ra’iisal Wasaare Xasan Khayre Oo Ku Laabtay Muqdisho Kana Hadlay Natiijada Waxyaabaha Uu Kala Kulmay Shirkii Dhaqaalllaha Aduunka Ee Davos

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalkiisa ka dib markii uu magaalada Davos ee dalka Switzerland kaga qayb galay kulanka Fagaaraha Dhaqaalaha Aduunka ee (WEF2018).   Ra’iisal

Saudi billionaire Prince Alwaleed freed

Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi Arabia’s internationally known billionaire businessman, Prince Alwaleed bin Talal, was released from his luxury hotel detention in the nation’s capital on Saturday, family sources told multiple media outlets. Alwaleed reportedly reached a financial settlement with the

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ballan Qaaday In Aannu Shir Beeleed Ka Dhacayn Somaliland Baaqna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ballan ku qaaday in aannu shir dambe oo beeleed ka dhacayn dalka Jamhuuriyadda Somaliland, taas beddelkeedana waxa uu sheegay inuu shirweyne qaran isagu qaban doono. Eng. Faysal

Waa In Laynaga Qabto Qofka Faafiya Amma Qora Muqaal Iyo Qormo Colaad Hurinaysa

By: Mustafe Dheereeye Warbaahinta kala duwan iyo wariyayaasha kuwa u dhuun-daloola hababka kala duwan ee warbaahinta iyo siyaabaha kala duwan ee loo faafiyo muqaallada, qoraalada, codadka iyo arrimaha la halmaala oo qoraalkani khuseeyo waxaannu ku baraarujinaynaa masuuliyad dhinacyada kala duwan

Wasaarad Awood U Leh Inay Faqriga Dabar Jarto Haddii Qorshe loo Sameeyo

W/Q. Barkhad-ladiif M. Cumar Qofka hal-abuurka ahi xil  kasta oo loo dhiibo isaga macno u sameeya, isla markaana qiimo aanu markii hore lahayn u sameeya, dadka qaar ma yaqaanaan sida wax cusub loogu soo kordhiyo booska la geeyo oo sidii

Waddo Halaq! W/Q: Xamse Cumar Kujoog

  “Haddii aad rabto in aad bulsho burburiso, qoyska weerar, waxbarashada dhaawac, Hal-doorka ka dhaqaaqayana hiif oo haaraan.” Hadal xikmad ah oo hore loo yidhi. Bulsho kasta sida in badan oo dhiskeeda u taagani ay u jirto, ayaa in kale

Billionaire prince released after ‘discussions’ with Saudi government

Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi billionaire Prince Alwaleed bin Talal has reportedly been released around two months after he detained as part of the Riyadh regime’s so-called campaign against corruption. Reuters cited a family source as saying that bin Talal, one

Somaliland: Wasaaradda Beeraha Oo Soo Saartay Tirakoobka Dallagii Soo Go’ay 2017

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa warbixin ay soo saartay waaxda wax soo saarka Beeraha waxa ay kaga hadashay tirakoob ay ku soo sameysay dalagyada soo go’ay sanadkii lasoo dhaafay ee 2017. Warbixinta ayaa lagu sheegay in

Kabul: Qarax Ay Ku Dhinteen Ku Dhowaad Boqol Qof

Araweelo News Network Kabul(ANN)-Qarax weyn oo ismiidaamin ah, ayaa ka dhacay caasimada Afqaanistaan ee Kabul, waxayna wararka hordhaca ah sheegayaan in ugu yaraan ay ku dhinteen 95 qof. Sida ay sheegeen saraakiisha dalka Afqanistaan qaraxa ayaa waxaa sidoo ku dhaawacmay

Trump Davos speech: ‘America First policy is not America alone

Araweelo News Network Davos-Switzerland(ANN)-President Donald Trump has told global finance leaders he will always put the US first when it comes to trade, but “that does not mean America alone”. “The US is open for business,” he said in his