Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2020

Total 85 Posts

#Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Jadwalka Doorashooyin Xeerkoodii Iyo Dhaqaalihii Lagu Maamuli Lahaa Masraxa Ka Maqanyihiin

By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Hargeisa Somaliland Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay Hoggaanka saddexda Xisbi ee Jamhuuriyadda Somaliland. Post Views: 425

#Somaliland Breaks Ranks and Defies China

Araweelo News Network   The African nation says no to foreign influence, including the U.S., with remarkable success.   The unrecognized Republic of Somaliland recently did what few African states do: it defied China. On July 1, Somaliland and Taiwan,

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Ethiopia

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland, Amb Siciid Maxamed Jibriil.   Kulankan Madaxweynuhu ku qaabiley Safiirka, ayaa ujeedkiisu

#KUL MIYE Oo Wax Ka Beddelay Shuurraddaha Ku Xidhan Tartanka Hoggaanka Sare Ee #Xisbiga

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddida qaban-qaabada Shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in shuruuddaha looga baahnaa tartamayaasha ee hore loo shaaciyay todobaadkii hore wax-ka-beddel lagu sameeyey mid kamid ah shuruudihii hore loogu xidhay murrashaxiinta u tartamaysa jagooyinka Guddoomiye-ku-xigeennada 1-aad, 2-aad,

Madaxweyne Farmaajo Oo Fariin U Diray Maamul Goboleedyada Ka Maqnaaday Shirka Dhuusamareeb

Araweelo News Network Dhuusamareeb(ANN)- Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khudbad uu ka jeediyay markii lasoo gebagebeeyay shirka, wuxuuna u mahad celiyay dhammaan madaxdii toddobada maalmood ku sugnayda Dhuusamareeb.   “Waxaan isu jirnay dhulka iyo cirka, xaqiiqatan.

Dhuusamareeb: Go’aamada Kasoo Baxay Ee Lagu Shaaciyay Qaabka Doorashada Soomaaliya Noqonay

Araweelo News Network   Dhuusamareeb(ANN)-Madaxwerynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya oo kulanka shirka lagaga arrinsanayay qaabka ugu macquulsan ee Soomaaliya doorasho uga dhici karto, ayaa soo saaray qodobo ay isla waafaqeen,  

#Somalia:#Djibouti-trained Somali police officers removed from security in Mogadishu

Araweelo News Network Djibouti(ANN)-Since January 2013, AMISOM has been training Somali police officers in Djibouti. They participate in training organized by the Police Component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in collaboration with the Italian Carabinieri. They receive

AhmedShide Ethiopia’s Finance Minister Wins 2020 Africa Award

#AhmedShide: #Ethiopia’s Finance Minister Wins 2020 Africa #Award By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Hargeisa Somaliland Addis Ababa (ANN) – The African Investment Forum (AFSIC) has announced that Ethiopian Minister of Finance Ahmed Shide has

AhmedShide: Wasiirka Maaliyadda Ethiopia Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta 2020, Ee Afrika

By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Hargeisa Somaliland Addis Ababa(ANN)- Madasha Maalgashiga Afrika ee loo soo gaabiyo (AFSIC ), ayaa shaacisay in Wasiirka Maaliyadda Ethiopia, Ahmed Shide ku guuleystay Abaalmarinta Hoggaaminta Ganacsiga ee 2020 Afrika.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Sheegay In Dacwadda Madaxweyne Bixii U Gudbiyay Aanay Ku Jirin Kootada Haweenku

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Maxamadda Sare ee Somaliland, Aadan Xaaji Cali, ayaa ka hadlay dacwad uu dhowaan u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Bixii Cabdi, taas Post Views: 413