Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2020

Total 97 Posts

Ilahan Omar Oo Ku Dhaleecaysay Trump Inuu Cafis U Fidiyay Koox Xasuuq Ka Gesytay Ciraaq

Araweelo News Network. Minnesota(ANN)-Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongarayska Maraykanka, isla markaana ah haweenay asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa dhaleecayn u jeedisay maamulka Madaxweynaha Maraykanka ee xilku ka dhammaaday.   Dhaleecaynta Ilhan Cumar ee ku waajahan Donald

Fayriska Cusub Ee Hirarka Mawjadaha Ah Iyo Dalalka Yurub Oo Xayiraado Ku Baaqay

Araweelo News Network. By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Mawjadaha Hirarka Cusub Ee Fayriska Iyo Dalalka Yurub Oo Xayiraado Ku Baaqay Astaamaha Iyo Wajiyada Xannuunka iyo Tallooyinka Khuburada Caafimaadka Aduunka London(ANN)-Dunida, ayaa si weyn uga wer-wersan

Tigray Waxa Hoggaaminaya Dagaalyahankii Cidhiidhiga Gelin Jiray Ciidamada Ethiopia

Araweelo News Network “#Tigray waa meel lagu kariyo taariikhda dalkeena, waana gobolkii lagu jebiyay  shisheeyaha soo duulay oo ay ku jiraan Talyaani iyo Masaarida]. Ethiopia-da casriga ah, waa uurkii Ethiopia,” ayuu yidhi Abiy. Mekelle(ANN)-Dagaalyahankii hore oo dhuumaalaysi ku jiray, ayaa

“Raggii Waynu Ku Khasaarnay Badankooda Ee Doorkan Hablaha Doorta Oo Codka Siiya” Guddoomiyaha UCID, Eng. Faysal

Araweelo News Network. “Burco Magaaladii labaad ee Qaranka Boorama ayaa idinku haysatee Is Muujiya” Faysal Cali Waraabe   Burco (ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay dadweynaha gobollada bariga Somaliland inay qaataan kaadhadhka Diiwaangelinta.

Somalialnd: Diiwaangelinta Oo Ka Bilaabantay Gobollada Togdheer Iyo Deegaamo Kale Oo Sanaag Iyo Sool Ka Tirsan

Araweelo News Network.   Marwo Kaltuun Oo ka Mid Ah Komishanka Qaranka Oo ka Hadashay dadka Xaqa U Leh Diiwaangelinta Burco(ANN)-Diiwaangelinta ayaa si rasmi ah saaka uga bilaabantay goboladda Togdheer iyo Sanaag, kaddib markii shalay lasoo geba-gebeeyay hawshii wacyigelinta. Marwo

Somalia: Kulan Lagaga Hadlayo Khilaafka Ka Taagan Doorashada Oo Ra’iisal Wasaaruhu La Yeeshay Culimada Iyo Ururada Bulshada

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo culima’udiinka Soomaaliyeed. Kulanka, ayaa ujeedadiisa lagu sheegay mid lagu xoojinaayey xidhiidhka wada shaqayneed ee Urrurada Bulshada,

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Gaadhay Garoowe Xilli Mudaharaadyo Rabshado Wataa Hadheeyeen

Araweelo News Netwk. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Gaadhay Garoowe Xilli Mudaharaadyo Rabshado Wataa Hadheeyeen Garoowe(ANN)- Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada garoowe ee xarunta maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland. Socdaalka Guddoomiyaha, ayaa

Somaliland: Gollaha Wakiiladda  Oo Ku Ansixiyay Miisaaniyadda Sadex Meelood Oo Meel Tirada Guud Ee Gollaha

Araweelo News Network. #Somaliland: @Gollaha Wakiiladda  Oo Ku Ansixiyay Miisaaniyadda Sadex Meelood Oo Meel Tirada Guud Ee Gollaha Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiiladda Jamhuuriyadda #Somaliland, ayaa fadhigii saaka ku meel mariyay  Odoroska miisaaniyad sannadeedka 2021. kaddib dood ay maalmihii lasoo dhaafay ka yeesheen.

SOMALILAND and KENYA Relations in 2020  

#SOMALILAND@KENYA Relations in 2020 By. Ahmedyasin Mohamed Jama The two countries have recently established a bilateral relationship. The strengthening of Somaliland’s bilateral and economic relations with Kenya is an enormous diplomatic accomplishment. A few days ago, the President of Somaliland

TPLF Oo Sheegtay In Dagaalku Weli Socdo Oo Lagu Jebiyay Ciidamada Dawladda Ethiopia

Araweelo News Network. #TPLF “Muddo intee le’eg ayuu dagaalkan sii qarsoonaan doonaa” Addis Ababa(ANN)-Xoogaga Jabhadda Xoraynta Dadweynaha Tigray, TPLF, ayaa sheegay in dagaalku weli socdo oo lagu jebiyay ciidamada dawladda Ethiopia. Kooxda TPLF, oo ku jira dagaallo hubaysan oo ka