Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2020

Total 97 Posts

The international community should not ignore the Somaliland Case by the late Omar Arte Ghaleb

Araweelo News Network. The international community should not ignore the Somaliland Case, said the former Prime Minister of Somalia, the late Omar Arte Ghalib. The famous and veteran politician Seyid Omar Arte Ghalib, who passed away last November in Hargeisa,

Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Saaray Xeer Saamaynaya Dastuurka Iyo Xiisadda Ka Dhalatay Oo Sii Kicisay Duufaanka Mucaaradka

Araweelo News Network.   Madaxweynihii Hore Xasan Oo Ku Baaqay In Aan La Aqbalin Wareegtada Farmaajo Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa meesha ka saaray dib-u-eegista Dastuurka, wuxuuna dib-u-dhigay ansixintiisa iyo in la meel mariyo. Madaxweyne

Xiisadda Gil-gishay Deganaanshaha Muqdisho Ee Ka Taagan Shaacinta Jadwalka Doorashada Soomaaliya

Araweelo News Network. @Xiisadda Gil-gishay Deganaanshaha#Muqdisho Ee Ka Taagan Shaacinta Jadwalka Doorashada Soomaaliya Muqdisho(ANN)-Xiisad kulul oo gil-gishay xasiloonida magaalada, ayaa ka taagan magaalada Muqdisho, taas oo ka dhalatay kadib markii guddiga doorashada Soomaaliya ee lagu muransanyahay ay shaaciyeen saacadihii lasoo

Djibouti Oo Guddi Soo Qiimaysa Xiisaadda Muranka Soomaaliya Iyo Kenya

Araweelo News Network.   #Djibouti Oo Guddi Soo Qiimaysa Xiisaadda Muranka @Soomaaliya Iyo #Kenya Djibouti(ANN)-Xukuumadda Dalka Djibouti, ayaa sheegtay in ay wefdi xaqiiqo raadin ah u dirtay Soomaaliya iyo Kenya si ay usoo xaqiijiyaan, isla markaana usoo qiimeeyaan xuddunta khilaafka

Somaliland: Waa Sidee Xaaladda Saldhiyada Booliska

Araweelo News Network.  Somaliland: Boolisku Maxay Ka Yidhaahdeen Warbixinta Lagaga Dayriyay Saldhiyada Iyo Xabsiyada Dalku? Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANi, ayaa ka dayriyay dhowaan xaaladda xabsiyada Somaliland iyo saldhigyada oo ay sheegeen in baadhitaan ay sameeyeen kaddib kasoo saareen qaylo-dhaan

Dagaalka Xadka Suudaan Iyo Ethiopia Ee Xadka Iyo Jawaabta Xukuumadda Addis Ababa

Araweelo News Network. #Suudaan iyo @Ethiopia Dagaalka Xadka Iyo Jawaabta Xukuumadda Addis Ababa Addis Ababa (ANN)-Labada dal ee Ethiopia iyo Suudaan ayaa doonaya inay ka wada hadlaan xadka ay ku muransan yihiin, maalmo kaddib markii Ciidamada Millateriga Suudaan weerar ku

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Safar Aan Hore Loo Shaacin Ugu Baxay Dalka Djibouti

Araweelo News News. #Somaliland: Muxuu La Xidhiidhaa Safarka Madaxweyne Biixi Ee @Djibouti Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar aan hore loo shaacin ugu baxay dalka Djibouti. Madaxweyne Biixi oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Yaasiin Maxamuud

Soomaaliya Maxay Ka Tidhi xiisadda Ka Dhaxaysa Kenya Iyo Dacwadii Ay Ka Gudbisay?

Araweelo News Network. #Soomaaliya Maxay Ka Tidhi xiisadda Ka Dhaxaysa @Kenya Iyo Dacwadii Ay Ka Gudbisay? Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in caddaadis lagu saaray in la dejiyo xiisadda dublamaasiyadeed ee u dhaxaysa Kenya. Xukuumadda Soomaaliya ee Madaxweyne Farmaajo,

“Somaliland Caddaadis Dublamaasiyadeed iyo Siyaasad Gacan-marroojin ah kuma imannayso,”Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Araweelo News Network. #Somaliland@Caddaadis Dublamaasiyadeed iyo Siyaasad Gacan-marroojin ah kuma imannayso, Eeg China iyo Taiwan” Xasan Sheekh. Madaxweynihii hore ee #Soomaaliya Muqdisho(ANN)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa ka digay siyaasada ay xukuumadda Madaxweyne Farmaajo u adeegsato Somaliland, taas

Wasiirka Arrimaha Dibedda Malawi Oo Sheegay In Joogitaankiisa Hargeysa La Xidhiidho Meel Marinta Qadiyada Aqoonsiga Somaliland

Araweelo News Network. #Eisenhower @Mkaka, wuxuu iska difaacay eedaymo la xidhiidha socdaalkisa #Somaliland iyo Ujeedada Booqashadiisa   Hargeysa(ANN)-Wasiirka arimaha dibedda ee dalka Malawi, Eisenhower Mkaka oo booqasho ku jooga Somaliland maalmihii u danbeeyay, ayaa ka hadlay sababta dhabta ah ee