Month: December 2020
Saraakiil Ka Socda Xisbiga Hantiwadaaga Koonfur Afrika Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay wefti ka socda Xisbiga SACP, ee dalka Koonfur Afrika oo uu hoggaaminayo Mr. Mhlekwa Nxumalo oo ah masuul sare oo ka tirsan Xisbiga Shuuciga Koonfur Afrika
Official Articles of the Djibouti Communiqué of the IGAD Heads of State
Araweelo News Network. #IGAD Leaders’ Response to the @Somalia-#Kenya Conflict, the #Ethiopian War in the @Tigray Region, the #Somaliland Case and Regional Crisis Djibouti (ANN) – Leaders of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) in Djibouti have concluded their
Dagaalka Tigray Oo Kiciyay Xiisada Gobolka Iyo Suudaan Oo Ciidamo Kusoo Daabulay Xadka Ethiopia
Araweelo News Network. Dagaalka Tigray Oo Kiciyay Xiisada Gobolka Iyo Suudaan Oo Ciidamo Kusoo Daabulay Xadka Ethiopia Khartoum(ANN)-Xiisad ayaa kasoo cusboonaatay xadka ay wadaagaan labada dale e Ethiopia iyo Suudaan, iyadoo isku khilaafsan dhulka ku haboon Beeralayda ee deegaanka Faqsha
Farmaajo Iyo Abiy Maxay Kaga Wada Hadleen Kulanka Gaarka Ah
Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dawladada Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed, ayaa kulan gaar ah oo albaabada loo xidhay ku yeeshay dalka Djibouti. Labada hoggaamiye oo qayb ka ah madaxda ka qaybgashay
Qarax Khasaare Ka Dhashay Oo Ka Dhacay Addis Ababa
Araweelo News Network. #Addis Ababa(ANN)- Qarax khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay Caasimadda dalka @Ethiopia ee Addis Ababa, sidaana waxa xaqiijisay wakaaladda wararka ee dowladda. Qaraxa, ayaa la sheegay inuu ahaa Bambo la dhigay goob ku taal magalaada, taas oo
Djibouti: Dalalka Ku Bahoobay Urur Goboleedka IGAD Ee Shirku U Furmay Iyo Khilaafaadka Huursan Ee Horyaal
Araweelo News Network. #Djibouti(ANN)-Shirka aan caadi ahayn ee Urur goboleedka @IGAD, ayaa si rasmi ah uga furmay maanta Magaalada Djibouti ee xarunta u ah dalkaa, waxaana ka qayb- galay inta badan hoggaamiyayaasha gobolka, kaas oo uu guddoominayo Ra’iisal wasaraha dalka
Madaxweynaha Somaliland Iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Malawi Oo Yeeshay Kulan Albaabada Loo Xidhay
Araweelo News Network. Maxaa Lagaga Hadlay Kulanka, Maxayse tahay Ujeedada Socdaalka Wasiirka Arrimaha Dibedda Malawi ? Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi,
Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulanka Madaxweyne Biixi La Qaatay Safiirka Taiwan
Araweelo News Network.- #Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulanka Madaxweyne Biixi La Qaatay Safiirka Taiwan Hargeysa(ANN))-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaaradda Dalka Taiwan ku leeyadahay Jamhuuriyadda Somaliland, ee Magaalada Hargeysa, Ambassador Allen C.
Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Qarax Khasaare Geystay
Muqdisho(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar ku marayay maalmihii lasoo dhaafay maamul goboleedka Galmudug, ayaa ka hadlay qarax galabta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Ra’iisal wasaare Rooble, ayaa sheegay
Somaliland: Court Sentences Man Accused of Killing and Rape of 18-Year-Old Girl
Araweelo News Network. #Somaliland: @Court Sentences Man Accused of Killing and Rape of 18-Year-Old Girl By. Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Hargeisa (ANN)-The Chairman of the Saraar Regional Court has sentenced Saleban Ali Arshe to death